Sign in to follow this  
5

SOLers on Facebook

Recommended Posts

MZanzi   

sorry MS DD offside aan iska dhex galay Pippo Inzachi camal

 

Nuune, ninyoho koo hada kahor waraf igu daqray u'egtahay adiga Otange ...ciyaalki Minjir lasocon jiray iyo kuusow & cabdulahi muuriyo lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^oo kol hadaad adigu ku jirto, xitaa Xiin iyo A&T-na lagu sheegayey (obviously hiding themselves :D ), maxaa dadka kale ka reebi?

 

p.s I think there are some very weird SOLers who have double accounts, one of which they keep picture-less and for which they use just to check others out - as if you will be added!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Ciyaal kuni kuni, kaalaya luuqa anaa iskiin baraayee, ani meeshaan ha'isaga key booteeninee...Kii ama tii (MS DD) wax isku heyso, luuqa ha'iskeenaan...Waxaa kadheceyso 'waraa jiridoonee luuqa markii layimaadee, waraa jiridoonee'... :D

 

I am being tempted to start 'suggesting friends' on FB! Tolow meeshaas duco iiga soo baxday? Hmmmm...

Share this post


Link to post
Share on other sites

I need to find that dude who has been impersonating me. He has fcked up my little reputation i had in here smile.gif

 

Solers,Need your help: If anyone is claiming to be F/Brown,please send me an sol pm first(since there is only one of me here).

 

Thanks btw to Ibti,Thugged out & the rest who have first checked with me. smile.gif

 

Need to find a missing friend from my list. Brb smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Tolow meeshaas duco iiga soo baxday?

:D:D:D ar Koolo, saas maa duca ciil ugu qabtaa, awliyaaba joogtee, waa ka dhargee duco faraqa aa laguugu shubaa, ama qeydka, saa rabto ama gaaweeto soo qaado or jiirgaan waa lagaaga buuxinaa abkeey duca oo dhan baaldi baaldi.

 

 

Che, I am there sxb, aniga iyo JB maba qarsoono iyo Cadaan :D adoo bilcaamo burinaayo aan kugu arkey

 

 

Abti, adiga afuufoow maa kugu dhaceyna, maxaa waaye brb eheheh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this