Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

When ex-warlords, ex-presidents, ex-prime minister, sheekhs, suufis, ganacsato...

Recommended Posts

...all meet in the name of one clan. In the year of 2020. What is even funny is that none of them trust one another. In fact, it was three of them - Shariif, Xasan Sheekh and Cosoble - who could not tanaasul one another in 2017 selections. They did not trust then and they certainly do not trust one another now.

___________________

Khilaafkii Shirka beelaha *** oo xal buuxa laga gaaray

108068937_3161495660611332_4774431638609

110268939_3161496133944618_6981713741977

Khilaaf ka dhashay qaban-qaabada shirka Beelaha **** oo u dhaxeeyay siyaasiyiinta iyo dhaqanka beesha, ayaa ugu dambeyn galabta laga gaaray heshiis buuxa oo horseedi doona in shirka la qabto.

Shirkan oo la filayey inuu dhaco 13-kii July ayaa baaqday kadib markii xubno ka tirsan beesha oo ku xiran Villa Somalia ay horseedeen khilaaf qorshuhu ahaa in shirka lagu baajiyo.

Kullanka waxaa ka qeyb galay; Cali Ugaas Cabdulle, Cali Mahdi Maxamed, Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud, Muuse Suudi Yalaxow Ugaas Maxamud Cali Ugaas, C/qaadir Macalin Nuur, Cali Maxamed Geedi iyo xubno kale waxaana isku cafiyey Ugaas Maxamuud Cali iyo Muuse Suudi.

Kulanka oo ka dhacay xarunta Macallin Nuur ee degmada Hodan, ayaa waxaa si wadajir ah loogu ballamay in laga shaqeeyo habsami u socodka shirka guud ee Beelaha ***, kaasoo dhowaan furmi doona.

Dadaalada lagu xaliyay kala aragti duwanaanta iyo madmadowgii ka jiray qaban qaabada shirka ayaa waxaa hormuud u ahaa Madaxweynayaashii hore, Imaamka, Ugaaska iyo Khaliif Cabdulqaadir Macalin Nuur.

Xalka laga gaaray khilaafka guud ee beesha ayaa yimid kadib markii sidoo kale xalay la xaliyey khilaaf gaar ah oo u dhaxeeyey Senator Muuse Suudi iyo Ugaaska *** Ugaas Maxamuud Cali Ugaas.

Mudane Xassan Sheikh Maxamuud iyo Mudane Shariif Shiekh Axmed oo ah laba Madaxweyne oo xilka isaga dambeeyey haatanna hoggaamiya Madasha Xisbiyada Qaran ayaa mas’uuliyiintan ku booriyey in laga wada shaqeeyo sidii loo mideyn lahaa loona walaaleyn lahaa bulsha weynta gobolka.

Waxaa la filayaa in dhowaan dib loo shaaciyo waqtiga kale ee uu qabsoomi doono shirka beesha ****.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Don’t be a hater!😁

Just because nobody bothers taking photos of your tribe’s gudhuu sessions does not mean the politicians of other tribes should not meet or cannot meet of their own volition and will.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
4 hours ago, Tillamook said:

Don’t be a hater!😁

Just because nobody bothers taking photos of your tribe’s gudhuu sessions does not mean the politicians of other tribes should not meet or cannot meet of their own volition and will.

So, you used the word Gudhuu, which you do not understand what it means. What that picture representing is not a tribal meeting, it is colonial nations organizing their loyal tribes from south to north for the next election, hoping success for this time. It is sad day for Somalia but Somali people will revolt again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Duufaan said:

So, you used the word Gudhuu, which you do not understand what it means. What that picture representing is not a tribal meeting, it is colonial nations organizing their loyal tribes from south to north for the next election, hoping success for this time. It is sad day for Somalia but Somali people will revolt again.

What are you talking about?

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Che -Guevara said:

That's a sad picture in some ways.

Why, cheap dessert 😁, the sooner political parties open, and Somakis abandon these tribal meetings,  the better

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 7/17/2020 at 3:55 PM, Che -Guevara said:

That's a sad picture in some ways.

It is beyond sad. In kuwaas oo sheegto inay wax barteen and want to be national leaders inay tolkooda ku qasbaan shirar noocaan ah. It is not even odey dhaqameedka who want shirtoleedkaan. It is facilitated by kuwaan sheeganaayo inay dhiseen ururo qaran.

At least four of them - Shariif, Xasan Sh., Geedi iyo Cosoble - created 'national' parties Soomaalida kale ku jirto and here they are in clan meetings. What do other Soomaalis, who are members of their parties, think this? No wonder some of them already left from those parties.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.