Sign in to follow this  
-Serenity-

Troll Corner

Recommended Posts

Hunguri   

looooooooool@ Jacaylbro. Wallee, waa ogaa inuu kani soo wado. Somalidaa reer Xamarka ah ayaa waxay yidhaahdaan. Ninka oo Jimcada soo waalan rabaa, Qamiista ayuu maryaha soo dhigtaa smile.gif . Hadda ninkii Jacaylbro ahaa waakaaso dee hadda cirkuu marayaa smile.gif Allaw sahal!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Subax wanaagsan ,,, waar waxaas ma anigaa qoray awal ? ,, goorma ?? ,,, meelma ?? ,, meeqa ???

 

Maya maya ,, malaa aniga muu ahayn ,,, yaa i arkayay bay ee igu soo caddaysan kara ,,

 

 

Shalay, i slept from 3:30pm until 6pm ,,,, walaahi sidaan u seexday ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

waar marmar baan seexdaa ,, then subaxdii kacaa around 10am ,, quraacdaa ,,then ku noqdaa ilaa salaada, then qadeeyaa ,,hadana hurdada ku celiyaa ilaa 4pm ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Markaa waxay ka dhigan tahay habeenki ka horeeyey malintaa baad sifiican jilbaha u labaatay. waayo taasi ka baxsan sida caadiga ah. qofka baniadaamka ah kama badsan karo hurdo 9 saac hadii usan daalanayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooool , yaa kuu sheegay inaan qof caadiya ahay horta ?? :D

 

mayee markaad the whole week waalan tahay ,,then maalintaa wixii isku kaa gaadhay waa inaad qallayso ,,,, naftaa u baahan

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

hadii aad horay usoo jabtay asbuuca taas wax la fahmi karo.. hurdada markaas bay dhadhan yeelataa marka aad waydo. lakiin hadii aad seexato malinkasta bahasha way kaa hor iman.

Share this post


Link to post
Share on other sites

maalin kasta yaa seexan karaba horta intaas ,,,,,

 

Marka aad aad u soo jeeddo, the whole week uu yahay mid waalan oo aanad nasan then one day should be dedicated for sleeping ,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Originally posted by Be-Happy:

^^aniga marmar laba maalin isku xigto soo jeeda .....

Taas dhakhaatirtu waa ka dayreyeen oo kalyaha iyo maskaxda bay wax u dhintaa.. Hadii aad eegto marka hurdada kugu yartahay waxa aad dereenta in dulqaadkada kaadi hayntu uu is badalo oo siidii in aad coffee badan cabtay musqusha aad si daran u isticmaasho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this