Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

A worthy cause

Recommended Posts

Aad bee ugu mahadsanyihiin fanaaniinta hoos ku qoran, oo isku xilsaaray inay u gargaaraan walaalahooda ku dhibaateysan dalkeena hooyo.

 

The fanaaniin certainly waaka gaabsadeen lately about helping their misfortunate and destitute brothers and sisters in dalkeena, unlike how they were in early '90s.

 

xafladgargar.jpg

 

Xaflad loogu gargaarayo Soomaalida tabaaleysan ee dalka Soomaaliya

 

Waa xaflad aad loo soo diyarshay oo loogu tabarucayo dadka Somaliyeed ee dhibataysan.

 

Hobalada reer Toronto oo dhan ayaa soo bandhigi doono goos goos ay u dhanyihiin.

 

Xasan Aaden Samatar

Dalays

Nakruuma

C/qaadir Jubba

C/jibaar Alkhaliiji

Seynab Labadhagax

Luula

Liima

C/llaahi Boqol

Liibaan

Caliyoos

Biikolo

Caruus

 

Iyo fanaaniin fara badan oo hidaha iyo dhaqanka. Waxaa ka mid ah heeso wadani iyo jacayl, majaajilo, gabayo, iyo ciyaarihii hidaha iyo dhaqanka (Kabeebay, Saylici, Dhaanto, Beeraay iyo kuwa badan).

 

Ha u dayma la’aanin qima waa $30.00.

 

Waa goorma: Sabti October 27, 2007

Saacadda: 6:00 PM - 2:00 AM

Waa halkee: North Albion CI

2580 Kipling Avenue, Toronto, Ontario

Faah faahin dheeraad: (647)-436-1827 ama (647)-338-6215

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Aadan Samatar, C/qaadir Jubba, Dalays iyo Fannaaniin kale oo Hobolada Waaberi ka tirsanaan jireen iyo kuwa cusub oo Lacag u ururinaya dadka ku dhibaataysan Soomaaliya

 

Dhawr Fannaaniin ah oo magaca ku leh Bulshada Soomaaliyed haatana ku nool dibadda ayaa markii ugu horeysay waxay ka qeyb qaadanayaan taageerada loo fidinayo dadka Soomaaliyed ee dhibaatada ku haysata gudaha Soomaaliya.

 

Fannaaniintan oo uu ka mid yahay Hobolka Soomaalida ugu heesaha badan Xasan Aadan Samatar, waxaa la aaminsan yahay inuu fannaankan iyo kooxda la socota wax badan ka caawin karaan dadka Soomaaliyed ee dhibaatada ku haysata Soomaaliya,iyagoo soo bandhigaya rawaayado goos goos ah waxay lacagtii ka soo gasha ku caawin doonaan Soomaalida dhibaataysan.

 

Al-Fannaan Xasan Aadan Samatar, waxaa uu soomaaliya ku leeyahay Sumcad ballaaran oo dhinaca Fanka, aad baa loo tixgeliyaa, dadka ka faalooda arrimaha Fanka ee Soomaaliya waxay fannaankan codka Miisaanka leh ku tilmaamayaan inuu yahay kan ugu heesaha badan qaada Soomaaliya marka la baaray Fannaaniinta Soomaaliyed mid walba heesaha uu qaado.

 

Hobalada reer Toronto oo dhan ayaa soo bandhigi doono fan goos goos ah oo ay u dhanyihiin, Samatar, Dalays, Nakruma, Jubba, Al-Khaliji, Saynab, Lula, iyo fanaanin fara badan oo hidaha iyo dhaqanka. Waxaa ka mid ah heesaha ay qaadi doonaan kuwa wadaniga iyo jacayl, majaajilo, gabayo, iyo ciyaarihii hidaha iyo dhaqanka (Kabeebay, Saylici, Dhanto, Beeray iyo kuwa badan).

 

Qiimaha Fankaas lagu daawan doona ayaa waxay tahay Lacag dhan -$30.00

 

Waa gorma: Sabti October 27, 2007

Sacadda: 6:00 PM - 2:00 AM

Waa halkee: North Albion CI, 2580 Kipling Avenue, Toronto, Ontario

 

Sida la sheegay dhamaan wixii Lacag ah oo Rawaayadahan ka soo gala waxay ugu deeqi doonaan dadka Soomaaliyed ee dhibaatada haysata, waxaana habeenkaas la filayaa in Gabadha caanka ah Dalays, qaadi doonto heesteeda caanka ah ANII LUNDHAWAAYE ABUURSHE LAHAA.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ Yes they are... get your tickets early tho...

 

They will be doing tours in North America first I heard then they will hit down to europe.. There will be more big names to join them soon specialy when they get to Minni...and UK...

 

 

Wareer Badnaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^haa, somali oo dhibaateysnayn wee jiraan. Waa aniga, waa adiga, waa inteenan saake caafimaad kusoo kacday, oo cunteysay, oo coffee/shaah cabeen, oo qado guriga kasoo qaateen.

 

..but then again, dhibaatadaada waxaa ula moodaa stress iyo frustration aa daily qabtid, aan umaleynaa?

 

There are real people oo aad u dhibaateysan oo ogeen nafsadooda sida ay ku sugnaandoonto sacad to sacad, oo o geen caruurtooda meesha ay raashin uga keeni lahaayeen, dadna aad iyo aad ayey u dhibaateysan yihiin that they don't even know meesha ay seexan lahaayeen caawa, bari, bari danbe, soo ina adeer, ereyadaana wax comedy maaha oo lagu qoslo, waa wax iga yaabiyey, ee isku noqo.

 

 

As for Riwaayada la dhigaayo oo

 

Ha u dayma la’aanin qima waa $30.00.

Bal, kuwiina ku fikiraayo inaad aadeysiin meeshaas(indha-gub@the party goers), maad $20 kale ku dartaan, oo $50 u dirtaan relatives kiina, oo dhibaateysan. kana fiican, maa $100 keentaan oo dirtaan?

 

Mase, $30 iyo niikis, iyo xoqxoqosho aa rabtiin? Bal isku noqda, ee ka fikira, dambiga aa shuban doontiin. Aniga $100 waa dirsaday, and I urge inaa inankana bil walba dirtaan, dadka somalia joogo aad iyo aad ayey danger igu jiraan, and anything you can contribue will be appreciated, but not marka aa sameyn doontiin niikas iyo is fiiris oo waxna niga soogalin karin. My advise is dira lagacta, and habeenkii sabtida oo bisha october, maalintii 27thka, qol inaad isku soo xirtiin, kitaabka gees iyo gees ka aqriya, ee ajar uruursada, AAAAMIIIN.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by LayZieGirl:

Mase, $30 iyo niikis, iyo xoqxoqosho aa rabtiin?

Ee haa nooh, xoqxoqasho.com...

 

I don't think half of those singers will show...Are you kidding me? Most of them if they are not getting paid, they ain't coming...Waa la arki doonaa...Sabti usba koodaase...

 

Too bad I won't be in Toronto on the 27th...I would've love to see waxey meesha kuhaayaan...

Share this post


Link to post
Share on other sites

good job! layzie...lol..wat were u looking 4!a lap-dance??

 

so far i only went to 1 somali concert, i was a body guard for seynab! yo, that xalimo is bugging big time!

 

but i made her start on time..9:00pm sharp! and i drove from la to san diego. ppl in sd couldnt believe it. we also we hired real police so no problems there.

 

after the concert, i dropped here in hotel in sd..she called next morning, hey how am i gonna go to lax! told her that she got paid, take a cab and asta la vista. she was still talking when i hanged the phone.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by ThePoint:

I don't know a single one of the acts but
hees
on.

:D @HEES ON.

 

I wonder if that Khalid Abshir "libaax" kid from Minnesota is singing in the big stage...he is better than all of them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Dabshid:

what abt UAE?

Is Shooli still in Dubeey horta?

 

I don't think half of those singers will show...Are you kidding me? Most of them if they are not getting paid, they ain't coming...Waa la arki doonaa...Sabti usba koodaase...

Why not? They used to do this in early '90s for Bishacas and Laanqeyrtacas; I know this because I had watched videos from that time, oo iyagoo dhan kuwa kor ku xusan ku wada jiro, plus waliba ku jireen Khadra Daahir, Cabdi Dige, Sheegoow Band and the now defunct Guul Band.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baluug   

Too bad we can't gamble, because I would like to take bets on how many fights we'll see at the show!! And how many white people will be in attendance.... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this