Sign in to follow this  
runawayvirgin

Lyrics....

Recommended Posts

nafta   

"hadal kaaga macaan, aragaga wanaagsan"...damn i love that song and its called bella i believe, i know some of it but i would love the lyrics to it as well.

It would be a good idea to start a website for somali lyrics, we already got one with songs on it why not lyrics now...my mum would be very surprised to hear me sing them though, she thinks i dont fancy somali music :rolleyes:

 

but anyway, if any of you knows the lryics to this song, pm me or post it on here plz...a dutch somali group sings it but i dont know the name of the group...the rap is very f'ed if u get what i mean but the rest is wicked! ;)smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
hukri   

I've noticed something. Even though I don't really listen to somali music, the songs my sister had me listen to, sound very alike...

Share this post


Link to post
Share on other sites

hey nafta..that group with the album "bella"..they r two guys called "moonlight and avagadro"..i know the names sound weird but thats what they r called...but its a good album i agree.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Let me kindly share with you these iconic and classical songs. Soori I don't have their lyrics hadadaan.

 

Bari Hore Waxaa Jiray by Maryan Mursan iyo Max'ed Jaamac Joof :cool: :cool:

 

Alifla Kordhaweey, Alifla Hoosdhaweey...

 

Aamiin, Allahayoow, Aamiin...by Max'ed Saleeban Tubeec

 

Shinbiryaaloow Heesa by none other than Magool God, she has a gifted voice in this particular song!

 

Iloow Iloow by Caasha Cabdoow

 

And finally, the mother of all songs. Yes, that is right and it is ONKOD. What a song!

 

Onkod by Cabdi Tahliil Warsame God bless him!

 

Herewith the lyrics of that song, Onkod {you can correct if some words are misspelled}:

 

 

Onkod roob madaayo

Ana taaha madaayo

Ana taa ma ilaawoo

Jeceyl ood rogan maayo

Oon cilaac bi inmaayo

Xeera weerar madaayo

Heleey aamusi maayo

Ergo geesi madiido

 

Ilaah tiisu ma oosho

Calaf leyskama ooto

Ubax deyr maqarsoomo

Reyska leyskuma waayo

 

Ifkaa leysu turaayee

Iilka leysma gargaaro

Aboor leyskama daadshee

Nabsi heyga amaahan

Axdigii nadhexyiiliyo

Ha iloobin aqoontee

 

Asaageey usha toosan

Iyo ooda hagaagsan

Hayinkii afagaadee

Hilinkii afar deeqaay

Inantii la,ilwaadsan

eey asluubi udheereyd

Sida aan u,adkeysan

Kuu eeganayaayee

 

Hadanaan mid iraahdo

Waa aqoonta haweenee

Ruuxa iiga danbeeyo

Halka ay kacaweyso

 

Uur kutaalada maada

Aramidiisa jaceylka

Anigu soow dhaxli maayo

Nabsi heyga amaahan

Axdigii nadhexyiiliyo

Ha iloobin aqoontee

 

Sida oodda cilaaca

Hilinkeeda cadceeda

Amantaada libaaxa

Mala waanad ogeyne

Haya nuurkiyo maanka

Waadnahayga agtiisa

Sida aayad kutaalaan

Uumiyaha utusaayee

 

Hadii aanan ibliisku

Iga kaa anbineynin

Inaad iituri weydo

eegi maayo koleyee

 

Arin kuuma hanbeynine

Aaraartii haku deeqdo

Sina heyga adkeysan

Nabsi heyga amaahan

Axdigii nadhexyiiliyo

Hailoobin aqoontee

 

 

Jaaw.

Share this post


Link to post
Share on other sites

scarface: that link is the bomb bro! thx... here is my song!!

 

Qoraxdoo Aroortii by Xassan Adan Samatar

 

i sing that song in the shower every morning!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adna   

salaam

 

i love this song so, may be some of you might like it as well, here i's.

 

 

HADUU BEERKU QAYBSAMO

 

Haduu beerku qaybsamo Badh baan adi ku siin laa 2

 

Wadnahayga bidixdana Waan kuu bedeli laa 2

Kaagana waan la bixilaa

 

Waa booli dhiiguye Kaalamaan bakhayleen

 

Nafta laba bahood noqon 2 Badhkaagaan ku siin laa

 

Biyo haddaad cabaysona Bisinkaan ku dari laa

 

Bedenkaago faatoxo 2 Boorso uga dhigi laa

 

Illaah waxan baryaayaa Aduunyada badhaadhiyo

 

Barkhad inaad ku waartoo Aakhirana bishaariyo 2

 

Janada inaad ku barida Janada inaad ku aridaa

 

Indhahayga baalkiyo Budu daan ku dhigi laa

 

Sanbabkayga bilan baan Badhtankiis ku gelin laa 2

 

Bacda dhegaha maqalkaan Xubka kuugu qarin laa

 

Waxan beeri laa ubax Soo bixiyay caashaqa 2

 

Habeenkii bogaygaan Iigu beri ku odhan laa

 

Kolkaan soo baraarugo Bishaaraan ku siin laa 2

 

Bidhaantaada araagaa Bil khayr ugu ducayn laa

 

Illaah waxan baryaayaa Aduunyada badhaadhiyo Barkhad inaad ku waartoo 2

Aakhirana bishaariyo Janada inaad ku barida

 

Janada inaad ku baridaa Waan baga bagayn laa

 

Kuu luli lahaa balag Bila deyaan sidiisaan

 

Kuuu daawan lahaa bilic 2 Beeryarada oloshaan

 

Biyo sii ku odhan laa Sida boga dhayihii

 

Waan kugu bogsoon laa Had iyo jeer bariidada 2

 

Kaalamaan baydheen Biyo haddaad cabaysona

 

Bisinkaan ku dari laa Bedenkaago faatoxo 2

 

Boorso uga dhigi laa Illaah baryaayaa

 

Aduunyada badhaadhiyo Barkhad inaad ku waartoo 2

 

Aakhirana bishaariyo Janada inaad ku barida

 

Janada inaad ku baridaa Qalbigayga bilan

 

Baruur kaaga dhigi laa Caqligeena badan baan

 

Isku wada badhxi laa 2 Belaayada xijaabkaan

 

Burda kaaga celin laa Bohal yoow kalgacal baan

 

Berisada ku tebi laa Riyadaan habeen barad

Bacle kuu tumi laa 2 Barbaarta u horee baan

 

Bilcaaneey ku odhan laa Bidhaantaada aragaan

 

Bilkhayr ugu ducayn laa Illaah waxan baryaayaa

 

Aduunyada badhaadhiyo Barkhad inaad ku waartoo 2

 

Aakhirana bishaariyo Janada inaad ku barida

 

Janada inaad ku baridaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adna   

salaam.

Hadaad dhinacayga joogto ( Saalax Qaasin & Khadra Daahir )

Maxaan kaa dhursugayoo dhursugayoo

Inaan dhaayaha ku saaroo

Ku dheehdo doonay

Maxaan kuu dhabar adaygoo

Habeenimo kugu dhadhabayoo

Dhuuntiyo laabtaan kaa dhaqaaray

Hadaad dhinacayga joogtoo

Jacaylka la dhuuman maayee

Wadnaha aan kugu dhoweeyo

Dhulkii kuu quudhi maayee

Cirkana kuma dhigi karaayee

Ayaa kaa dhigaa miftaax

Intaan caashaqa dhitaystoo

Dhanka aan kugu hayee

Maxaan kaan dhuuntay ka dhuuntoo

Inta dhaba kaaga leexday

Shan taa dhaban dhaban qabsaday

Maxaynu is dhaafnay dhaafnoo

Xagaaga la iga dhirbaaxoo

Dhinbiilo dhinbiilo aan ku yeeshay

Hadaan dhinacaaga joogaoo

Sidii ruuxyaroo dhalaanoo

Bal maad ilmo dhagac ka siisid

Aniga maqashay ka dhega lii

Dhoorkuunbaa ku daali doonee

Ayaa kaa dhiga quwaax

Dhadhaab iyo dhagax dixeed

Aan dhoolaha qosal cadeeyee

Maxaan kuu dhabarayoo dhabarayoo

Dartaa dhuuniga u diidoo

Dhuyaalay dhuyaalay awgaa

Maxaan dhalandhoolyo oomoo

Dharaar iyo laba baqooloon

Dhanqaalan kal gacayl aan la dhuubtay

Hadaad dhinacayga joogtoo

Jacaylka la dhuuman maayee

Wadnaha aan kugu dhoweeyo

Dhulkii kuu quudhi maayee

Cirkana kuma dhigi karaayee

Ayaa kaa dhigaa miftaax

Intaan caashaqa dhitaystoo

Dhanka aan kugu hayee

Maxaan dhaygag yaaboo la yaaboo

Dhiig iyo uus toona malihide

Dhofoorka dhafoor ku taabtay

Maxaan caashaqaaga dhababoon

Dhacamo waawayn u gooyoon

Dhunkaal iyo dhunkaal dhiro u qooshay

Hadaan dhinacaaga joogaoo

Sidii ruuxyaroo dhalaanoo

Bal maad ilmo dhagac ka siisid

Aniga maqashay ka dhega lii

Dhoorkuunbaa ku daali doonee

Ayaa kaa dhiga quwaax

Dhadhaab iyo dhagax dixeed

Aan dhoolaha qosal cadeeyee

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Miskiin - Macruuf- aqayaar. thank u 4 the beutiful song. Every time I listen 2 that song it brings tears 2 my eyes.

 

guys wanna know what we r missing here, Jamaal-11 and stkhlm-lady. They r very good when it comes to somali lyrics. I think they know most of the songs by heart.

 

scarface thnx bro 4 da website. I appereciate

Share this post


Link to post
Share on other sites
nafta   

thanx angeleyes....so does anybody in the UK know where i can get their album??...does wembley have it...i think that's where u can usually buy all them somali cd's and stuff

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this