Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xildhibaan Jeesoow: Qorshe ay DF Soomaaliya kusoo xireyso Axmed Madoobe

Recommended Posts

Xildhibaan ka tirsan BF oo faahfaahin ka bixiyey ‘qorshe ay DF Soomaaliya kusoo xireyso’ Axmed Madoobe

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, aadna ugu dhow xukuumadda, ayaa sheegay inay Dowladda Soomaaliya wado qirshe ka dhan ah Axmed Madoobe.

Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku mashquulsan tahay sidii loo soo xiri lahaa Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo dad kale oo uu sheegay inay gacan saar la leeyihiin.

“Jubaland xalkeeda dowladda Federaalka ayaa gacanta ku heysa, waa la qabanaa, Axmed Madoobe-na waa la soo xirayaa; inta gacan-saarka la lehna waa lasoo xirayaa,” ayuu yiri mar uu la hadlay Telefishinka Shabeelle ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka ayaa sheegay in tallaabada ugu horeyso ay qaadeyso Dowladda Soomaaliya ay tahay sidii loo soo xirir lahaa Xuduudda ay Soomaaliya la leedahay dalka Kenya.

Wuxuu sheegay in marka lagu guuleysto xiridda Xuduudda uu Axmed Madoobe kusoo dhici doono wado cidlo ah, sidaas ay gacanta ugu soo dhigi doonto Dowladda Soomaaliya, sida uu isaga aaminsan yahay.

Mar uu ka hadlayey khudbaddii wakiilka Midowga Afrika uu ka hor jeediyey Qaramada Midoobay ee ku saabsaneyd inay Nairobi ku heshiyeen siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Ogaadeen, ayuu sheegay in khudbadaas ay aheyd mid saxan oo u dhacday sidii uu rabay baarlamanka Soomaaliya.

“Khudbadaas waxay aheyd mid saxan, Cabdirashiid Janan yuu yahay, Axmed Madoobe yuu yahay, ma ***, Maya waa ***, waxaa heshiiyey 4 nin oo isku beel ah,” ayuu sii raaciyey Amin Jeesow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 5/28/2020 at 10:17 PM, galbeedi said:

This man doesn't beat the bush. 

Waa la soo Xira.

I thought he was from Hiiraan.

Waa hovering xildhibaan meesha jufadiisa degto ama isleeyahay wey degaan u hadlo - from Beledweyne to Wanlaweyn to Kismaayo hareeraheeda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

He has a point. Farmaajo has no authority to appoint the Jubbaland leader. Either he have to accept the election Ahmed Madoobe crowned or reject it.Reconciling with Madoobe is fine, but the letter is illegal as pointed by others.

How many people this Farmaajo guy have to betray in just few days.

If he thinks the Habro in Mogadishu will give him votes he is dreaming.

Share this post


Link to post
Share on other sites
22 hours ago, maakhiri1 said:

100% illegal to support the eligimate Madoobe. Meesha waxba ka socda,  war ninkan yaa la talin?

Waa aqoonsi kumeel gaar ah, though. And it can be rescinded at any time for technicalities. That is why Madoobe did not accept for he knows in laga tuuri karo at anytime.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jeesoow, speaks for Xamar, Kismayo and Beledwayne. Does he think all these belong to his clan. He seems to have hatred for certain clans.

Ahmed Madoobe came about illegal way so did Lafta Gareen, So did Qoor Qoor. Let us call spade a spade! Farmajo if he had his way would have stalledhis man there by hook or crook!! 

All in all there is nothing better than keeping things to the books esecially if you are the president so you can be an example for others. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalka Cabdirashiid Xidig iyo Jeesow oo meel xun gaaray

Xidig-iyo-Jeesow.jpg

Dagaalka siyaasadeed ee u dhexeeya, Cabdirashiid Xidig iyo Daahir Amiin Jeesow ayaa gaaray meeshii ugu sarreysay, kadib markii ay labada xildhibaan hadallo kulul isu mariyeen dhinaca warbaahinta.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo markale u jawaabayey Xidig ayaa sheegay inuu yahay saddex kaare u shaqeeya dalalka Imaaraadka, Kenya iyo Itoobiya.

Xidig waa saddex Kaare shalay Tigree ayuu u shaqeynaayey oo uu Jaajuus u ahaa maanta wuxuu u shaqeynaa Imaaraadka iyo Kenya, hadba ninkii ku shubto ayuu la shaqeynaa waa fadlan ku shubo.” ayuu yiri Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow.

Sidoo kale wuxuu sii raaciyey “Kaluundiga uu Prof Dalxa sheegaayey waaye meel walbo isaga oo Kalundi ah ayuu taagan yahay.”

Jeesow oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Xidig uu yahay nin dhaqaale raadis ah, wuxuuna tilmaamay inuu ka hayo cadeyn [muuqaal] ah oo uu sheegay inuu uga dalbaday xilligii uu mucaaradka ahaa inuu la xoojiyo dagaalka siyaasadeed ee Axmed Madoobe.

“Waxaan hayaa [muuqaal] uu Xidig iiga codsanaayo oo aan baraha bulshadana soo dhigi doono in aan aniga Axmed la dilo awalba Axmed waan isheysanaye sidaanu shaqeynaayey ka daran inaan ula dagaalamo.” ayuu ku yiri Jeesow shirkiisa jaraa’id.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in Xidig uu si shaqsiyan ah ugu xad-gudbay akhlaaqdiisa iyo diintiisa, islamarkaana uu aad uga xun yahay weerarkaaasi.

“Nin walaalkiis Soor ku dilaayey inuu maanta aniga Akhlaaqdeydii, Diinteydii iyo Anshaxeygii wax u dhimo runtii aad baan uga xumahay.” ayuu markale yiri.

Hadalkan ayaa daba-scoda jawaab uu Xidig ka bixiyey hadalkii Jeesow ee ahaa in la xiro Axmed Madobe, wuxuuna Xidig sheegay in Ummadda Soomaaliyeed ay meel ka dhac ku tahay in meel Public ah uu ka hadlo Jeesow, isagoo ku eedeeyey inuu taageeray wax aan Diinta Islaamka ku habooneyn oo ah in ay is-guursan karaan dadka isku jinsiga ah.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Impossible he doesn't dare to arrest him. He has no control over jubbaland. And as galbeedi said the federal charter doesn't give him the right to appoint presidents in one of the federal member states. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.