Saalax

Residents of Daami district, North east Hargeisa, Somaliland region complain of embezzlement

Recommended Posts

gooni   

Reer Daami
Waa dad la dulmay, shaqadoodii snm waxay kula walaalowday Ethiopian oo lagu wareejiyay, gacantooda waxba kulama soo baxaan.

Raashinkoodiina 15 kaas kaar kaliya bay kasoo reebeen. 

Kama guursadaan, mana ag degaan, waxay u bixiyeen somalilander xaafada A iyo B  aan loogu gelin.

Talo kuma laha dadkooda loomana ogola inay wax ka ogaadaan masiirkooda.

Xaquuqda dumarka snm waa la ogol yahay in la doono oo laga wada hadlo, ayaga lamasoo hadal qaado.

Allahuma aslax axwaalnaa jamiican.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Meeshaan magaalo lagu sheegaayo maa qabiil qabiil loo kala deganyahay xaafadaha? Magaala weyn ayeeba saas ku tahay.

Sawirka qurxoon inta badan Camara kore yaa lagu qaada gudaha hadaad gasho waa waji kale.

Daami waxaa degan dadka farsamadooda lagu hayb sooco, xaafadaha ku dhawna magicii way ka badeleen si aysan magaca daami ula wadaagin.

Xataa sadexda xusbi isku xaafado ma degaan, kuwaan qurbaha aqoonsiga nagu wareeriyay lagama yaabo inuu guri ka iibsado xaafad aysan jufadiisu deganayn ama uusan inan layaal ku ahayn macnaha gabadhu ku khasbin, (gabadh) waxay u yaqaanaan xaaska.

Waa magaalo aad u wayn oo biyo macaan haba ku yaraadeene, aadna u jawi fiican xaqiiqdii.

Balse isku dhaca qabiilada ee tuulooyinka iyo baadiyaha yaa jufooyin usii kala saaray, waana sababta aan loo aqoonsanayn xataa haday afka guduudsadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Meeshaan magaalo lagu sheegaayo maa qabiil qabiil loo kala deganyahay xaafadaha? Magaala weyn ayeeba saas ku tahay.

 

Ciid walba xafaad bay ku badantahay ama gar uu degta.  Hargeisa is actually more segregated than Mogadishu. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 5/5/2020 at 1:59 PM, Saalax said:

 

Ciid walba xafaad bay ku badantahay ama gar uu degta.  Hargeisa is actually more segregated than Mogadishu. 

Xamar has never seen any clan segrenation. The closest it came was in between 1991-1994, in the heyday of Caydiid vs Cali Mahdi conflict. Even then degmooyin la isla wada deganaa ayaa jiray, sida Hodan.

Degmooyinka hal qabiil ku badan la dhihi karo waa Kaaraan iyo Wadajir, labada gees Xamar ayee ku kala yaalaan, saas ay tahayna waa lala deganyahay.

But what Gooni described in Hargeysa waa cajiib iyo nuskeeda in this day and age.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.