Sign in to follow this  
Kamaavi

Nin Qaybinayay Buug Bible ah oo JigJiga Lagu Xiray.

Recommended Posts

Kamaavi   

Urur u dooda Masiixiyiinta Ayaa Shaaca ka qaaday in Nin Somali ah oo ka Tirsan Iyaga kuna Sugnaa Magaalada Jigjiga oo Qaybinayay Buug ay Ku Daabacan Yihiin Diinta Masiixiga Qaybta Bible Lagu Xiray Magaalada Jigjiga, Ninkan oo Dadiisu Tahay 39 Sano Jir ahna Nin Soomali ah ayaa Haatan Sida ay sheegen Ku Xiran Xarunta Maamulka Kililka ee Magaalada JigJiga.

 

 

Booliska Maamulka Jigjiga ayaa ku Qabtay Isagoo Markaas Sideed Buug oo Afsomali ku qoran Kana Hadlaya Bible lagu Qabtay, Ururkan ayaa sheegay in Haatan wada Hadal u Socdaan Maamulka Kililka Iyagoo sheegay in Dastuurda Dalka Itoobiya uusan ogolayn In Diimaha La Faafiyo oo Dad kale diin kale haysta Diin Kale oo Cusub Lagu Faafin.

 

Hogaamiyaha Kaniisada Ku Taala Magaalada Jigjiga ayaa ku eedeeyay Maamulka Kililka inay garaacen Ninkaas Soomaliga ah oo Maxkamad La soo saaray Ilaa haatan uu Xiran yahay Kadib Markii Lagu Makhraati Furay in Qaybinaya Buugtaas oo Dhanaa 400 uu Dad u qaybiyay.

 

Ninkan Soomaliga ah ayaa Lagu Magacaaba, Bashir Musa Ahmed, oo Jira 39 Sano haystana Dhalsho Itoobiyaan ah.

 

******today

Jigjiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Ina Iley kolkol waa suufi oo wuu xidhi ninkaas. I mean the guy even distributes Timir during the Ramadan to all mosques. Credit where it is due.

 

But Da'ud will not tolerate this arrest if he comes to know about. Da'ud masaajidada gub hadii la yidhaa wuu sameyn. Diin shaqo kumaleh isaga iyo aabihiisii gabadhiisa ku dilay maxaad u soontay een maalin dhan ka qaqabanaynay. Inkastoo waa ay busaarad xunni ku dhacday Da'uud uu tabliiq raacayba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Maamulka u fadhiya woyaanaha in jigjiga hadayba inta qabteen, wa arin lagu farxo, kudos to them!

 

Ina Iley kolkol waa suufi oo wuu xidhi ninkaas. I mean the guy even distributes Timir during the Ramadan to all mosques. Credit where it is due.

:D The irony eh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Yes, Mohamed Ali Gheedi, alias Diriye-digdig was an atheist. Nonetheless, a very good man and very isolated man.

That is interesting because I knew couple of other guys in Godey and Qalaafo area who were all atheists. There must be many of them in the region. The funny thing is the christian Somalis used to hide their religious beliefs but the atheist ones did not, don't know why.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

whats up with the connection between Athiests and Somali galbeed, could it be the Oromos introduced it since some believe in Waafaqiina iyo waxas?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this