Sign in to follow this  
OG Moti

Special Day for Special member!! JUXA

Recommended Posts

juxaaaaaaa aniga taa igu dhigtay waagii xalane aan joogney aan wali ka soo waaqsahooyaa, ebidkee ma arkin geber oo bajiye bisbaas la aan cunheeso adi ii koow eheed, ebidkee ma arkin geber sootaano cagaar eh qabto adi ii koow eheed, ebidkee ma arkin geber buruka deeda fooneeneeso adi ii koow aheed, laakin juxa walaashiis ani qalbigeega fiyoore aa ku abuuratay maskax ma qabi ani dadka dhan lama miire ay i mudaan waa iga maadsadaan fiyoorahaas daraadiis..... enuff said

where is my miir shush waryaa(tawkin ta me self)

iska iloow gebertaan bax awees macoow agtiis aad mingis halagaa soo tumee(adoogee is tawkin to me)

umaaa adi ma ii naxdidoo,(umaa) hayebo shimee lamogoodle daan juxa ladhoho isbarateen ala sugbo jaamac jeesto gebertiis miyaa (me) maya habartee tan waxaa dhalay cali garuumoow (umaa) haaaa ma kasaayi kaas ha imoodo lamo lamo ha iimoodo..

juxaa xabiibtii wa xayaati xaa sameeyaa adogee iyo umaadee kafee boor ma rabaan, waxay rabaan qoftoo ani camal baliil eh laakin ani kafee boor aan rabaa ..

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this