Sign in to follow this  
SOO MAAL

Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun Geeri Naxdil Leh

Recommended Posts

SOO MAAL   

Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun Geeri Naxdil Leh

 

(Jibuuti}09.02-06

 

xafladii_shirka6.jpg

 

garaad%20_calivs.jpg

 

Waxaa Maanta ku Geeryooday Magaaladda Jibuuti ee Dalka Jibuuti Garaad C/qani Garaad Jaamac Garaad Cali.................

 

Garaad C/qani oo ahaa Garaadka ugu Mudan Garaadada Dhul bahante ama Guud ahaan ka mid ahaa isima Soo Jireenka ahaa ee Soomliyeed, waxaa uu in dhawaydba ku sugnaa Dalka Jibuuti oo uu hawl Caafimaad u joogay.

 

Waxaa nasoo Gaadhaya Tacsi badan oo ku aadan Garaadka Geeridiisa waxaanu u samayn doonaa Bog u gaar ah Tacsida Garaadka.

 

Waxaa kale oo dhawaan aan ka warami doonaa Taarikhda garaadka, inshaa allh.

 

Bahda Widhwidh Online waxaa ay Ilaahay uga Bar yaysaa Garaadka in uu Janadii Firdowsa Muquursiiyo, Qowsii iyo Qaraabadiina iyo weliba Guud ahaan ummadda Soomaliyeed Samir iyo Iimaan ka siiyo.

 

Widhwidh Online News Cente

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sayyid   

Inna lillaahi wa inna illeyhi raajicuun!

 

Illahey ha unaxariisto Garad Cabdiqani Garaad Jaamac jannada firdowsana haka waraabiyo, samir iyo imaan ha ka siiyo ehelkiisa, qaraabadiisa, tolka iyo somaaliweyn intaba'. Amiin.

 

Walle geeridu wa xaq. Kulu nafsin daaiqatul mowt!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this