Sign in to follow this  
Paragon

Roodo Afjano talks to you 'girls'

Recommended Posts

Bashiir   

Som@li;715899 wrote:
Buraanbur iyo Gabay midna waxba ma soo dhiciyee, Amxaarta ha la iska celiyo.

Amxaarada iyo wixii soo raacey sida shiinaha, maraykan,, yuhuud aad baa loo jabiyey, halganku wuxuu marayaa meeshii u saraysay, Ilaahay mahadiis, tageero badan iyo dhaqaalo badana wuu helay. Gabayada, buraanburka iyo wacyi galinta guud ee dadka lagu boorinayo waxay ka darantahay baasuke gaadhi amxaaro saarantahay ku dhacay, sababtoo ah halganka waxaa caqab ku eh isla Somalida iyo dadkii ehel u ahaa caasimadaha waa weyn sida Diridewa, Jigjiga, Qabribayax, Moyaale, Ma'ayso,,etc waxa kiciya oo hurdada ka toosiya waa loo baahanyahay. Gabayadu waa qayb ka mida dagaalka lagu kasbanayo qalbiga, maalka, maskaxda, iyo muruqa umada.

 

Roodo Ilaahay ha xafidee waa marwo degan oo halgamaa ah, diin iyo asturnaan leh islamarkaas af iyo adinba ku dagaalantay, Paragon warayso isagey jaar ahaan jireene... :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Som@li;715899 wrote:
Overrated, ma xuma laakin xogaa caadufad baa ku jirta, waa sheekadii qaar reer waqooyi ku oraneyeen Ilma Mooga baa ugu sareeya abwaanada oo kale.

 

Buraanbur iyo Gabay midna waxba ma soo dhiciyee, Amxaarta ha la iska celiyo.

How is she overrated bal? Gabadhu boqolaal gabay oo waddani bey tirisay, you can't many about that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this