Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Doolow oo diray baaq muhiim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha degmada Doolow ee gobolka Gedo, Iidle Xasan Cabdullaahi oo la hadlayey warbaahinta baaq u diray ciidanmada dowladda ee dhowaan la geeyey degmadaasi.

Iidle oo ciidamada ku booqday xeyahooda ayaa ka dalbaday inay shacabka u naxariistaan, islamarkaana ay tusaan waxa ay tahay dowladnimada.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay shacabka Doolow inay wada shaqeyn dhow la yeeshaan ciidamada ammaanka ee magaaladaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Wiilo-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this