Sign in to follow this  
Nephissa

Moment like this..

Recommended Posts

lol@Najjis...

 

That reminds me the famous Galkacyo comercial where a cinema in that city reportedly sent a xaajiyo khamsiin with an announcer. And this is how it reportedly went:

 

Ilma adeerayaalow hal mar i dhegeysta. Caawa, hadde waa habeenka caawa ah, waxaan caweysinkii soo deyndoonnaa filim aan inama caadi ahayn. Atooruhu waa wiilkii balada :D ahaa ee Cali-dheere, Attariishaduna waa gabadhi Hiba ahayd oo aad hadde quruxdeeda la indha saarcadayso. Caawa ilma adeerayaalow halaga soo qayb galo filimka. Inta biririfta lagu jiro cad aad gowska ku haysaan iyo caanaba annagaa idin la diyaar ah. Kii ka maqnaada dhaxalkii aabihi buu gefey ee ogaada, waana najis-najis :D dhalay iyo inanki :D !

 

^^Or so went Galkacyo's best marketing gimmick.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

L0L. Caadi maaha. Waxan kaloo maqlay, hal mid baa ticket-ka loo jaraa oo darbiga la saaraa si uu movie-ga uga soo tabiyo asxaabtiisa oo darbiga hoostiisa fadhiyaan.

 

This is how it goes:

Nin baa socda, wuu socdaa weli wuu socdaa qub-qac-qub-qac [imitating the sound of the footstep] :D , najis, faras la ordaya baa ku soo baxay, kababac-kababac. Feer buu ku waalay, [kuwii hoos fadhiyay: war iska celi doofaarka doofaarku dhalay.] :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nephthys:

L0L. Caadi maaha. Waxan kaloo maqlay, hal mid baa ticket-ka loo jaraa oo darbiga la saaraa si uu movie-ga uga soo tabiyo asxaabtiisa oo darbiga hoostiisa fadhiyaan.

 

This is how it goes:

Nin baa socda, wuu socdaa weli wuu socdaa qub-qac-qub-qac [imitating the sound of the footstep]
:D
, najis, faras la ordaya baa ku soo baxay, kababac-kababac. Feer buu ku waalay, [kuwii hoos fadhiyay: war iska celi doofaarka doofaarku dhalay.]
:D

Kkkkkkkkkkkkkk, Lailalaha maxamadarasululah,Waa fuuray Wallahi,You & Xiin are just two crazy hilarious people. :D

 

War isku xishoowda ee dadku amaan siiya!

Share this post


Link to post
Share on other sites

A moment like this

Some people wait a lifetime

for a moment like this

some people search forever

 

 

Oh, I can't believe it's hapenning to me

some people wait a lifetime

for a moment like this.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by Nephthys:

L0L. Caadi maaha. Waxan kaloo maqlay, hal mid baa ticket-ka loo jaraa oo darbiga la saaraa si uu movie-ga uga soo tabiyo asxaabtiisa oo darbiga hoostiisa fadhiyaan.

 

This is how it goes:

Nin baa socda, wuu socdaa weli wuu socdaa qub-qac-qub-qac [imitating the sound of the footstep]
:D
, najis, faras la ordaya baa ku soo baxay, kababac-kababac. Feer buu ku waalay, [kuwii hoos fadhiyay: war iska celi doofaarka doofaarku dhalay.]
:D

kkkkkkkkkkkkk. Kan hoos fadhiyo aaba iigu daran, xamaasadii baa qaaday. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this