Sign in to follow this  
Buuxo

Somali Karaoke

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^^ loooool hada kohor aa bajaq waxee dhahday "wardee kugur kugur" to koo reer afgooye ah, intuu xanaaqay guygii uu dhahay "faankuulo yaaqee, adi istiimis qaado horta nooh!!!" looool I hope we're all adults..lol..

 

Hada marka waa u jeedaa MMA, cuddle cuddle iyo baquuris bajaq yaasha saminkaan ma kasaayaan ee ku dhaqso mircood cunooga...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^kaley Tuujiye waligaa coded somali maad ku qore.

 

 

MMA,Bashir heestas wuu isku ceebeyey,sida cumar dhuule calaacal songs oo meaningful muu ku heeso.

 

 

LOL@MMA, cuddle beel maan kudhaha :D naga dhakhso intuun diraceeyga out of style noqon *pulls out Dirac-dhagaxo leh * bila infiteeyshin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

FYI: Alaabtaan hadhegeysan hadduu jecayl iyo jahwareer ku haayo.

 

With lyrics

 

Yaa salaam! fanaanad waa tanaa inta kale been.

---------

Onkod by Abdi Tahliil (the best of the best). Alaabtaan gurigeena ayaa laga shidi jirey sidii in jinni la buurinaayo camal. lol....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Buuxo, meeshaan sol aa la dhahaa waa in aan coded wax ku qoraa aniga hadii shaherazan ayaa xaaqin iga daba qaadaneyso lool...

 

 

Nina maxaa waaye heesahaan? jeceel iyo sakaraad kala saarnooh qamaam yahee!!! qoftaan korontada ayaaba stageka kaga tagi rabtee...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ferguson:

:D
@ fanaanad waa tanaa inta kale been.

 

Bal aan u soo noqdo..

:D:D

 

Mayee 'sasamaanikana' waa tanaa dheh. Fanaanad kulahaa, shaatina aawey hee. :D

 

Ninac, hofseed weyn ku dhacday oo goolka waa salaaxday oo mala iska celin karo dhalinteeda laakiin wax ma dhihi kari hadda mashquul ahee waa usoo noqonaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maalintii casharkaas la dhigaaye, ma joogin! thnx for the tip though! :D

 

Ma faysaa Koolo Cadeey? markaan Koolo dhaho waxaan soo xasuusto ciyaal kooladii shaneemo ekwatoore horteeda istaagi jirey. looooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

La faaye, adna? Koolo markaan arko (Nuune madaxiisa alaha kashubo) waxaan xasuustaa dadka ladhihi jiray 'isku dhadhajis koolo daandeey camal' or something to that nacnac... :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Anba markaan maqlo koolo, waxaan soo xasuustaa tii dooliga loo dhigi jiray!... Anagaa nugu kor camiraneysaan yaah!

 

Nina, laakiin adiga su'aasha ka jawaab nooh. Heesahaas maxaa waaye? beerka maa lagaa haayaa? anaga markaan maqalnay qaras aaba nugu kacdee...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

:D @KK

 

lol@qaras, fiiri Wiil Bakhti, heeso Somaliyeed waaye, fyi waan ku sii qore, indhaha maa la'dahay!

 

Edit

Koolo Cadeey, I'm well thx. Salaan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninac, '

' cusub ila arag. I can say without an iota of doubt that cod saan camal ah inaa dhawaantaan maqlin.

 

Darn, she has a cod cod dhalay oo cajiib ah. And to me, she sings better than the original singer, Sahro Dawo, herself an amazing singer. Bas waaye, next time aan Nayroobi aado, Eebba ha idmee, Sagal Artis waaka raadinaa, waa balan taas. :D

 

Buuxo, Tuujka wuxuu meeshaas kor ku qoray haddaa wada fahmi lahayd meeshaan waaka carari lahayd ee ameeba 'codekiisa' ku fiicantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this