Sign in to follow this  
Caano Geel

random pics

Recommended Posts

Dhubad [ninyahoow Dubad anoo ku leh lee arkaa, ma maqashay Reer Dubad waligaa?], labadaan modelka ah u dambeeyo hadda soo caanbaxay waa Soomaalida Kanada kaaga daranteed. Yaasmiin Warsame iyo Ubaxdaan ka wadaa. Soomaalida Kanada inay falnaayeen waa ogaa oo wax walba u horseed ah Soomaalida kale qurbaha ku nool, laakiin still we Reer Kanada are outdoing ourselves.

 

Malika, maxaa jiro, jaamacyaasha ma model gareyaan maa mooday? What kind of jaamac would model oo geesinimadaas leh? :D

 

Honestly, though, gabdhaha nala dhashay Soomaaliyeed ma gaarno. Laakiin ogaada laba Soomaaliyeed iska dhalay quruxdaas ka keeneen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

lool@Dubad, I actually have a friend whose family's name is Dubad so maybe he is that family you are referring to.

 

Reer Kanada waa laga yaabanyahay saaxbiib, wax walba way u horeeyaan.....Waa dadkii sheekada Bacmadoow bilaabay, qatar iga dheh!

 

 

Malika, Faarahyaasha waxba iskumahayaan lugahaan baastada ah ma u malaynaanyo inaan model ku noqon karon! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Malika:

^Well,it looks like we can cash in our unique features, saying that I havent seen a faraax modelling...[hmm,the skinny hands arent in fashion miyaa]..lol

Here is one confused wannabe model.

____________

 

Dhubad, iskeen magaaladaan, adigee ku shidee haddaadan shidmin. Koronto bilaash looma dhihinee.. :D Maxee dad wareeray buuxaan, though.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this