Dhaqaale

Somaliland to split in two with New North East state

Recommended Posts

Amigos   
10 hours ago, maakhiri1 said:

Poor secessionist AMigos,  Adeer hadhkaagu yuuna kuu dhaqdhaqaqin, nobody is gonna take any tuulo from you, Fulaynimina iska dhaaf, This state creation is happening as we speak, what can you do about ?, Nothing.

Fulmaynimadu waa ta idinku kaliftey to go from Las Qorey, on foot, all the way to Muqdisho, in fear of the people who control Sanaag. Calaacaling for the last 30 years like Palestinians.

And yet no one gives a s*** about your plight, Somali or otherwise... ins iyo jin. You are told, everywhere you go, that your destiny is to forever be ruled from Hargeisa.

I am content with the status quo and my lot. You and other hadhaagii kacaanka are the ones who are not 😁

Share this post

Link to post
Share on other sites
Amigos   
4 hours ago, thoroughbred said:

According to a document purporting to describe the Somalia National Peace Conference , these were the districts of Somalia as of 1990-12-31: Sanaag region had 5 districts -http://www.statoids.com/yso.html  

Ceerigabo, Badhan, Laasqorey, Ceelafwayn and Dhahar http://www.statoids.com/yso.html

here is another international organisation (United Nations)that divides the region into four districts

https://www.unocha.org/sites/dms/Somalia/UNDP-POP-RURAL-URBAN 2005.pdf

the map i used shows details (names of places😁) and its refutation to your false claim that Hargeysa tribe is majority in Ceerigaabo district which is the apposite when you see the towns and villages in that district and which tribes lives where in fact it shows the Hargeysa tribe are a minority .

As I said, come back when you actually have real evidence to show. 

So far, you have presented:

1) A random website (statoids.com, just like Odey Beenaale used Facebook and Puntland Post).

2)A random draft document from 2005 😂

Not a single official document from the Somali Democratic Republic, instead, we have a mixture of facebook posts, random PL sites, random other sites and a draft document released as recently as 2005. Xagga sources-ka miyaa laydinkahabaarey? If this was school you would get an F.

Come back when you have evidence that would trump official government documents released via state news bulletin of the Somali Democratic Republic 😁

19 hours ago, Amigos said:

1) The official news bulletin of the Somali Democratic Republic published directly by Madaxtooyada Jamhuuriyada. For any normal person, this should end the argument, right then and there. But we have more evidence... 

2) A UNICEF report published in 1987.

3) All reputable international organisations e.g. UN, EU clearly state Sanaag has only the 3 aforementioned districts. 

Besides, the map you are using also clearly shows there being only 3 districts of Ceel Afweyn, Ceerigaabo and Badhan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Amigos said:

Fulmaynimadu waa ta idinku kaliftey to go from Las Qorey, on foot, all the way to Muqdisho, in fear of the people who control Sanaag. Calaacaling for the last 30 years like Palestinians.

And yet no one gives a s*** about your plight, Somali or otherwise... ins iyo jin. You are told, everywhere you go, that your destiny is to forever be ruled from Hargeisa.

I am content with the status quo and my lot. You and other hadhaagii kacaanka are the ones who are not 😁

I am not one sleepless here , digging  and making forgery documents and fabrication to support his false narrative,  be confident on what you believe, I am 100%  certain you are not from Sanaag and have no clue, Tuusi luquntaada!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Amigos   
2 hours ago, maakhiri1 said:

I am not one sleepless here , digging  and making forgery documents and fabrication to support his false narrative,  be confident on what you believe, I am 100%  certain you are not from Sanaag and have no clue, Tuusi luquntaada!

Mr. Minority, which documents are forged? 

Tell us exactly which one you mean, I dare you to quote any reply of mine with a forged document. If you cant, then that is another one of your lies busted 😁

You can not escape this one I am afraid.

On the other hand, your Beenaale old friend galbeedi, who has since fled the discussion once humiliated (as usual!) was so desperate to support your hopeless propaganda that he resorted to using random Facebook posts, Puntland Observer blogs... and once that didnt work the other random kacaanist tried to pass off sites like Statoids as evidence 😂

What can I say? Certain things are predestined. Just like Allah made SNM stronger than your faqash isbaaheysi on the ground back home, Allah also made us stronger than you even on this virtual platform 😁

Share this post

Link to post
Share on other sites
Duufaan   
3 hours ago, Amigos said:

With all this bravado, for the next day do not claim a victim. I am with you as long as you do not claim a victim. I want see you a victories proud Somali even if the faqash somehow come back to Hargeysa one day. Stand fast with your bravado.

Share this post

Link to post
Share on other sites

dowlada.thumb.png.59914c7dc886fa05393f441dff3a3b57.png

Inkedtaarikh_LI.thumb.jpg.ec72924b6623dd642c5c5179b4493456.jpghttps://gsh.parliament.gov.so/index.php/shaqada-baarlaamaanka/sharciyo?view=download&format=raw&fileId=1

the above link is from the Somali federal government .😁

these were the districts of Somalia as of 31-12-1990 : Sanaag region had 5 districts -http://www.statoids.com/yso.html

Ceerigabo, Badhan, Laasqorey, Dhahar and Ceelafwayn 

WWW.STATOIDS.COM

three out of 5 districts in Sanaag region is exclusively Maakhiris (Badhan,Laasqorey and Dhahar😁) and Erigavo being a shared district   .

🇸🇴 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Amigos   
1 hour ago, thoroughbred said:

dowlada.thumb.png.59914c7dc886fa05393f441dff3a3b57.png

Inkedtaarikh_LI.thumb.jpg.ec72924b6623dd642c5c5179b4493456.jpghttps://gsh.parliament.gov.so/index.php/shaqada-baarlaamaanka/sharciyo?view=download&format=raw&fileId=1

the above link is from the federal government .😁

these were the districts of Somalia as of 1990-12-31: Sanaag region had 5 districts -http://www.statoids.com/yso.html

Ceerigabo, Badhan, Laasqorey, Dhahar and Ceelafwayn 

WWW.STATOIDS.COM

three out of 5 districts in Sanaag region is exclusively Maakhiris (Badhan,Laasqorey and Dhahar😁) and Erigavo being a shared district   .

🇸🇴 

Poor guy is running in circles, this is so amusing 😁

Dont try to mislead the readers. The link to Somalia's current federal government says absolutely NOTHING in support of your claim. You are still trying to use a random site (Statoids) and have yet to produce any official document from the Somali Democratic Republic (1960-1991) supporting your lie. 

Horta waxan miyaa laga habaarey proper citation?

Keep searching 😂

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Amigos   
8 hours ago, Duufaan said:

With all this bravado, for the next day do not claim a victim. I am with you as long as you do not claim a victim. I want see you a victories proud Somali even if the faqash somehow come back to Hargeysa one day. Stand fast with your bravado.

Haduu af ingiriisigu kugu adagyahay af Soomaali iska isticmaal sxb.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Sanaag had 3 districts when Afwayne was sent to exile in 1991, namely Ceerigaabo, Ceel Afwayn and Badhan. 

At the moment, Sanaag has Ceerigabo, Ceel Afwayne, Mayd, Garadag, Badhan, Dhahar and Laas Qorey. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
On 12/29/2019 at 5:46 PM, maakhiri1 said:

Poor secessionist AMigos,  Adeer hadhkaagu yuuna kuu dhaqdhaqaqin, nobody is gonna take any tuulo from you, Fulaynimina iska dhaaf, This state creation is happening as we speak, what can you do about ?, Nothing.

Waa Sheeko caruureed. If you asked me. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Waa aduun iyo warkiis. Sababta oo ah, Ilma-Gumeedkii laga eryaday Ceerigaabo 1991 ayaa wali hadlaya.

Ma isweydiiseen "hadhaagii kacaankow" (ama Ilma F-aqashow) waxa ay u dhacdey in nin aan aheyn beesha Duriyadda aanu ka talin Ceerigaabo ilaa iyo sanadkii 1991.

Maantana Dhahar baa calankii Somaliland luleysa oo diidan kii ay soo magacawdey Buqland ee af-hayeenka baarlamaanka Ilma-Saleebaan ahaa in uu magaaladda sii joogo oo naga bax bey dadkii magaladu yidhaahdeen, oo waliba waa ay ku muddoharaadeen.

Shaleytadii tagteyna Mr dhoobo-daareet oo ahaa af-hayeenkii baarlamaanka reer Garowe ayaa laga eryey xaafaddii Ilma-Saleebaan. Markaas dadka sidaa u bahdilan ee sidaas loo ciiley ayaa hadlaya.

Laakiin, saaxiibkey, Amigos oo ah nin Mintid ah oo waliba u farayar halganka iyo u doodka Somaliland ayaa ku filan in uu "jeedal" karbaash ah oo waliba uu wax ku baro uu la dhaco....😎

Share this post

Link to post
Share on other sites
Duufaan   
6 hours ago, Oodweyne said:

Waa aduun iyo warkiis. Sababta oo ah, Ilma-Gumeedkii laga eryaday Ceerigaabo 1991 ayaa wali hadlaya.

Ma isweydiiseen "hadhaagii kacaankow" (ama Ilma F-aqashow) waxa ay u dhacdey in nin aan aheyn beesha Duriyadda aanu ka talin Ceerigaabo ilaa iyo sanadkii 1991.

Maantana Dhahar baa calankii Somaliland luleysa oo diidan kii ay soo magacawdey Buqland ee af-hayeenka baarlamaanka Ilma-Saleeebaan ahaa in uu magaaladda sii joogo oo naga bax bey dadkii magaladu yidhaahdeen, oo waliba waa ay ku muddoharaadeen.

Shaleytadii tagteyna Mr dhoobo-daareet oo ahaa af-hayeenkii baarlamaanka reer Garowe ayaa laga eryey xaafaddii Ilma-Saleebaan. Markaas dadka sidaa u bahdilan ee sidaas loo ciiley ayaa hadlaya.

Laakiin, saaxiibkey, Amigos oo ah nin Mintid ah oo waliba u farayar halganka iyo u doodka Somaliland ayaa ku filan in uu "jeedal" karbaash ah oo waliba uu wax ku baro uu la dhaco....😎

Waa runtaa SOMALILAND ayaa maamulaysey ilaa 1991.  Xitaa degmada ceelafweyne waxaad timaadeen wixii kadanbeeyey 1960. War maandhoow 5 qarni kahor oo aad meesha degenaydeen  ama aydaan kafogeyn xagee kumaqnaydeen. Haday idinku qaatay 400 sano inaad buuraha kasoo degtaan, markay qolyihii kale ee meesha idin ladegenaa ay gaadheen TANGA RIVER in Kenya, maad iska aamustaan, intaan ciqaab rabaaniya oo cusub idiin iman.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
6 hours ago, Duufaan said:

Waa runtaa SOMALILAND ayaa maamulaysey ilaa 1991.  Xitaa degmada ceelafweyne waxaad timaadeen wixii kadanbeeyey 1960. War maandhoow 5 qarni kahor oo aad meesha degenaydeen  ama aydaan kafogeyn xagee kumaqnaydeen. Haday idinku qaatay 400 sano inaad buuraha kasoo degtaan, markay qolyihii kale ee meesha idin ladegenaa ay gaadheen TANGA RIVER in Kenya, maad iska aamustaan, intaan ciqaab rabaaniya oo cusub idiin iman.

Lool, Ceel-Afweyn waxa aad timaadeen wixii ka dambeeyey 1960-kii, ayaad hadal ku soo xidhay. Markaa, saaxiib, waxa ay taasi ku tuseysaa sida aad uga aradan tahay taariikhda Soomaali sooyaalkeeda ku jira. Ee bal mar uun soo baro wax run ah sidii Amigos idinkula taliyey. 

Tan kale ee buuraha ayaad saarnaan jirteen-na waa sheeko baraleydii aad naftiina ku sasabi jirteen marka lay idin eryado. Oo Cayn (ama Caynaba) ilaa Ceerigaabo oo Sanaag ah aad ka carartaan.

Markaas, saaxiiib, sheeko raqiis ah oo odhaneysa "libaax ayaan bari hore dili jirey wax kuu dhaanta in aad tidhaahdo maanta ayaan bisad wax ka qaadi karaa". Taas-na waxa aan u leeyahay, ilaa iyo 1991 ninka la riixayey ee dhulkiisa lagu murmayo in uu yahay Somaliland iyo inkale waa adiga. Sidaa-daraateed, haddii aan anigu adiga ahey, waan isku-khajili lahaa ama isku-xishoon lahaa. Ama waxa aan odhan lahaa: "waar albaabka ii soo xidha aan ooye'e".

Sababta oo ah ilaa 2007 waxa aad hayseen boolo-xoofto ah Somaliland ayaanu ka eryeynaa Sool ama Las-Anod. Maantana, runtii, Las-Anod, waxa ay tahay magaalo Somaliland oo dhami ay wada degan tahay, sida, BurcoBoorama, Hargeisa, Berbera, iyo Ceerigaabo, ay u yihiin magaalooyin lawada yeeshay, inkasta oo lugu kala badan yahay.

Sidaa-daraateed, inta aad qurbaha ka soo calaacaleyseen ee aad hawaawir been ah iyo boolo-xoofto afka-baarkiisa ah aad isku madadaalineyseen, dhulkii aad sida gaar ah u sheegan jirteen, saaxiib, waa lagu kala tagey.

Taasina waa in yar oo aan kaaga "hoga-tusaaleynaayo" sida hawada-madhan iyo isqaad-qaadka beenta ah ee qurbaha lagu hayaa aanu uga shaqeyn dhulka Somaliland la yidhaahdo. Ama aanu uga shaqeyn "Ciid-castii carro-edeg" ee aanu kawada nimid dhamaanteen. Intaas ma garatey, saaxiib. Mise waxa aan isku dayaa in aan far-waaweyn aan wax kuugu qoro.

Share this post

Link to post
Share on other sites

🤣🤣 what did I do? Did i hit a nerve? perhaps a sore point 😁 

gudoomiyaha barlamaanka puntland waxuu maraayey beryahan oo dhan labo degmo oo ka mid ah Sanaag (Dhahar iyo Badhan).

calaacalki  30ka sano oo ahayd  xaduudkii ingriisku katagay baan soo xireynaa ma waxay ku ekaatay waa lagu mudaaharaday?🤣

weligaa ma aragtay xaduud dal oo la iska soo gelaayoh😎

8 hours ago, Oodweyne said:

Maantana Dhahar baa calankii Somaliland luleysa oo diidan kii ay soo magacawdey Buqland ee af-hayeenka baarlamaanka Ilma-Saleeebaan ahaa in uu magaaladda sii joogo oo naga bax bey dadkii magaladu yidhaahdeen, oo waliba waa ay ku muddoharaadeen.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Amigos   

I was going to abuse the f-qash some more, but I see a great triumphant return that has put me in a good mood, so much so I might give the poor sods respite tonight. I would like to take this opportunity to welcome the Ustaad, the Macalain, the Sensei... the Kabiir Mudane Oodweyne 😁

Hadhaagii kacaanku wuu isku buuqay, poor guys tried to argue using Facebook, Puntland Observer and Statoid (random website)... caqligoodu halkaasuu joogaa 😂

Welcome back our mujaahid 👍🏾

Share this post

Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.