Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Columbus Ee Dalka Mareykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Ohio)-Todobaadyadii dhowaa waxaa gobolka Ohio ee dalkan Mareykanka ka dhacay dilal loo geystey wiilal dhalinyaro Soomaali ah. Dilalkan ayaa waxaa loo qabtay dad lagu eedeynayay iney gaysteen.

Arrintan iyo tirakoobka dalkan Mareykanka ee tobankii sanaba mar la sameeyo oo markii u horreysay lagu daray qowmiyadda Soomaalida waxaa uu wariye Maxamed Bashiir Cabdiraxman ka wareystey Xassan Cumar oo ah Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Ohio, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this