Sign in to follow this  
Deeq A.

Mas’uuliyiinta maamulka Gedo oo kulamo ka wada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye ku xigeenka amniga gobolka Gedo oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyey kulamo isaga iyo qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolkaasi ay magaalada Muqdisho kula yeesheen madaxda dowladda Soomaaliya.

Cismaan Nuur Xaaji ayaa sheegay in kulamadaasi looga hadlay xaaladda gobolka, gaar ahaan sidii looga saari lahaa dagaalyahannada Al-Shabaab.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in madaxda dowladda federaalka ay kala hadleen sidii mashaariic hormarineed looga fulin lahaa gobolka Gedo ee K/ Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-wiilo.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this