Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddi Wasiirro Ah Oo La Magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Golaha wasiirrada Somaliland ayaa maanta guddi u saaray xeerka Baananka oo muddooyinkii ugu dambeeyey golaha hor yaallay, si ay daraasad dheeri ah ugu soo samayso xeerkan muhiimka u ah qaranka, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this