Sign in to follow this  
Abtigiis

Repent Xinn! Repent!

Recommended Posts

MZanzi   

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

O

 

----------------------------------------

 

Xiinoow

 

Cudbi iyo canbaro iyo hadaad caasha soo kicisay

Canab iyo ceebla hadaad ku tidhii kaalay ila caaya

Ma cabbana ninkaad moodaysa inuu sii cararayaaye

Ha cabaadin abtoow adigaa cuskaday ceesaamaha'e

heheehhe Meeshaan waa laisku gabyooya wale war ragu maad kala qabataan weey isku si fogaanayane

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Originally posted by Abtigiis &Tolka:

 

Xiinoow

 

Cudbi iyo canbaro iyo hadaad caasha soo kicisay

Canab iyo ceebla hadaad ku tidhii kaalay ila caaya

Ma cabbana ninkaad moodaysa inuu sii cararayaaye

Ha cabaadin abtoow adigaa cuskaday ceesaamaha'e

Oh no He didn't!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinkiyo abtiga hadii xero la soo joojo

 

 

Anigu halkaasaan ka bilaabayaa gabayga laakin waa inaan dhowr cisho yara sugo inta ciyaartu sii kululaanayso. This time ninkii Xiin waa la wataa laakiin wax uu la soo bixi Allaa og ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Talo hadaad rabto: Don't ever try inaad rag kala qabato hadii kele waad ku dhex dhimanaysaa. Waa la isku daayaa markay isku cadho burburaan iyagaa dan isu taagi doona.

 

Finiinka uun ka dhuumo yaanuu ku soo gaadhine ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool@Ceesaamaha

 

Belo!

 

I am tempted inaan afarrey kugu tuuro, laakin given the slanderous nature of your remarks (kolba gabay maaha wuxuyye), any response to address it would require certain mud-throwing. And that would be not only ineffective, but also inappropriate. Besides, since I could potentially get a bigger mud to throw on you, it would be akin cleansing a little tinkle with a slash of urine. Last time I read Chapter of Dhahaarah, that was prohibited.

 

I take the high road.

 

Cabdiyyo, gabayga jajaban ee Ca’da ah aduu kugu socdaa :D ! I await your buraanbur!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^LoL.

 

Walee waa yaab, A&T, Ilaah baa kugu og ee ma sidii baad xaajiga ula daba socotaa gabay. This is beyond abnormality adeerow, unless there's something inagu anaan ogayn :D

 

P.S. This reminds me of bari nin Castro la yidhaa uu Ngonge sidan ugu mirqaamay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Xiinow, miyaan hiil iyo ho la isku laheen

maxaad ninka iga qabanweysay ,Oo afareeyda(waxey ta'hayba) u soo tuuri weeysay.Ina-abtiyow dhiig baranbaro kugu ma ogeen ee maxaa jiro? :D

 

Afaarahan waa mid iga yaryar,buranbur uma qalmo. icon_razz.gif

 

A&T,the usage of 'ceesaan' was uncalled for.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@dhiig baran-baro

 

Horta saaka oo subax talaada ah si baan u dhiiranahay.

 

Markii hore waxaan damcay inaan iraahdo:

 

Abtigiis hadduu geesi yahay gabdhaha uma guduuteenne

Sidii awrka geelaa dhebida uma garraaceene

Geeraar intuu mariyyo Cabdiyyo uma guhaadeene

Gabayada gefkaa intaa gabdhaha lama u goobteenne

 

 

Markaan halkaas marinayyo baan Xaneefa arkay. It's the arrival of our sheekhah waxa gabayga iga joojiyey.

 

Aw Tusbaxle, saaka waa subax Talaadah, gabay baa i hayya ee isoo bax. Xattaa Nune :D iyo NG soo kaxayso (where is NG these days btw). Waad ogtahay oo unlike you, Gabaygu waa igu soo degaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bisinkaba adoon qaban baad booska soo gashaye

Budh la duulka goortaad heshaan boodhka sii galaye

Ha burburiyaan lahaa intuu yara budh soo qaato

Ha yeeshee belaa ka dhacdiyo baw iyo dheemaale

Birtii abtigiisa la loodinwaa lana bislayn waaye

Bidhiqda aroortii buu la kacaa budh iyo qaanshaare

Bi'i waa xiinow soodigaa lagaa badin gaadhay

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^

Bi'i waa xiinow soodigaa lagaa badin gaadhay

:D

 

Originally posted by xiinfaniin:

 

Abtigiis hadduu geesi yahay gabdhaha uma guduuteenne

Sidii awrka geelaa dhebida uma garraaceene

Geeraar intuu mariyyo Cabdiyyo uma guhaadeene

Gabayada gefkaa intaa gabdhaha lama u goobteenne

 

 

waan sidaan kugu ogaa. :D

 

 

A&T adna gabey wacdara-leh soo tuur. bal geelgeelka sheeg, ceesaantana yare :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this