Suldaanka

Sheikh Saciid Raageh - taariikhdiisa yaabka leh.

Recommended Posts

Tuulada uu ka yimid socdaal ayaan ku maray anaga oo ka nimid Oodweine kusii jeedna Labi Sagaala. Waa dhul aad u udgood oo gahaydh iyo galool miidhan ahaan jiray. Ciidu tahay casaan hadii roob kugu helo baabuurku aanu shaag rogi karin dhiiqo awgeed. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Caruurta ku dhalata miyiga wax ha la baro been idiin sheegi maayee dadka wax galka ah badankoodu waxay ku dhasheen miyi

Ciyaarta, cabsida, dhaxanta, gaajada, agoon-nimada, intuba waxay dhistaa dadnimada iyo adaygga qof ahaaneed.

Hadii qol TV loo dhigo jalaatana firinjiyeerka loo galiyo wax badan oo dadnimaa yaa ka lumaya si kasta hadii wax loo baro.

Sheekha ilaahay baa xafiday khatar buu galay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.