Sign in to follow this  
Kamaavi

Silent cry Johannesburg SA

Recommended Posts

Kamaavi   

Filinka silenty cry- oo gil-gilay jaamacadaha maraykanka iyo Itoobiya oo filinkaas ka wal-walsan

 

 

Waa filimkii soo qatimi lahaa siyaasadda arimaha dibadda ee beesha Tigreega kuwaas oo shacabka Soomalida O'gadenia kuhaya cadaadis iyo gumaad markay u maaro waayeem cududa ciidan iyo midda militry ee ciidamada wadaniga xoreynta O'gadenia

 

Kooxda Silenty Cry iyo Congressmaanada ayaa loo balamiyey inay daawadaan taas oo gaadhaysa tiradii ugu badnayd ee daawata filimka decomentryga ah, taariikhda America.

 

Viva kooxda Silenty Cry!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Too many familiar faces in that clip (the one from Jo'burg) if you look closely you'll briefly see Fu-Fu and ahem ahem in the background. :D

 

 

Respect to Mohamed Dahir.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

I take my hat off to all those guys who worked hard to put this film together....this will definitely create a compelling and effective awareness campaign to help those suffering people in 0gadan1a.

 

I am impressed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

oo Bob'oow Mohamed Dahir na miyaad taqaan? Waryaa hoostaad iga soo gashee!
:D

Waa nin raggeedii ah akhyaarnimana ay ku dhantahay.

 

 

Hadaba nin aan kaaga dacwoodo baaba helaye iska daa marka...Adigaa afkaaga isku dilay. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this