Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Xidigii Hore Ee Kooxda Arsenal José Antonio Reyes Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-London)Kooxda kubada cagta saville ee ka dhisan wadanka Spain ayaa shaacisay inuu shil gaadhi ku dhintay ciyaaryahankeedii Jose Antionia Reyes oo 35 jir ahaa.

5B891531-252F-4A48-BA50-D340AA50DC2B.jpe

Way soo saartay kooxda Saviile ayaa lagu sheegay in ciyaaryahankani uu ku dhintay shil gaadhi ” xidigii ay jeclayd kooxda Saville ee Jose Antonia Reyes waxa uu ku dhintay shil gaadhi, nabad ayaan u rajaynaynaa” ayaa lagu yidhi fariin lagu baahiyey boga Twitter-ka ee kooxda Saville.

Ciyaaryahankan geeriyooday ee Jose Antonia Reyes ayaa sideedii sanadood ee ugu dambeeyey u ciyaarayey kooxda Saville isaga oo ka soo mid noqday kooxdaha Athletic Madrid iyo Real Madrid ee dalka Spain isla markaana ka mid ahaa kooxdii Arsenal ee sanadkii 2003-2004 ku qaadday horyaalka Ingiriiska iyada oo aan laga badin.

Sidoo kale dalka Spian oo uu u dhashay ayuu u saftay 21 tartan oo caalami ah. Hoos ka DAAWO siduu shilku u dhacay..

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this