Maaddeey

Happy 18th

Recommended Posts

Barwaaqo   

Midnimo dhimatay kii bakhti afuufayaa isagaa ku daali!  Mar Hadii aadan biriij hawadda  sare mara oo na dul Mara, aanad dhidibadda u aasi  karin iska miciinso hadal iyo qoraalka aad meelahaa ku xaradho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apophis,

Galbeedi nin gudcur madaw indhaha aad u kala qaaday weeyan. macalasaf, wax faa'iido ah uu ka helay ma jirto, bil cakis waxa laga yaaba in saxar duulaya ka galay isha.

Midnimo uu Mogadishu ka daydayaayo, waxa ka horaysa in marka hore Hargeisa wax ka noqdo oo wax ka dhisto oo jeclaado dhulkii u udhashay. 

Laakin qof dhulkii uu udhashay halka uu uga ducayn lahaa, habaar la daba socda, wax faaiido ah oo so wada ayaa iska yar.

Somaliland caravan shall move on...

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.