Sign in to follow this  
Wiil Cusub

“Hadaad Naag Ila Guursato Booliskaan kuu sheegayaa inaad Al-Shabaab tahay

Recommended Posts

“Hadaad Naag Ila Guursato Booliskaan kuu sheegayaa inaad Al-Shabaab tahay"

 

 

Labaatan sanno ku dhawaan ayaa ka soo wareegtay waqtigii ay Soomaalidu sida xooga leh qurbaha u soo galeen,Caruurtii waqtigaas qurbaha la keenay iyagoo gacanta la hayo iyo kuwii dhashay xilligaas maanta waa ay koreen oo waa dhaliinyaro qaan gaar ah. Caruurtaasi waxa ay ku dhex barbaareen shacuub ka dhaqan, luqad iyo diin duwan tii ay waalidkood ku soo barbaareen, waxayna Arimahaas oo dhami ay keeneen is faham la’aanta buuq iyo jahwareer ka dhexdhasha caruurta iyo waalidka dhexdiisa taas oo aad arkaysid marka aad booqato guryaha ay Soomaalida ku nool yihiin. Haddaba iyadoo ay jiraan intaas oo dhibaatooyin ah ayaa haddana waxaa qurba jooga Soomaalida ku soo batay nin xaas iyo caruur badan leh taagna u waayey xanaaneynta familkiisa iyo caruurtiisa inuu naag labadaad ama mid saddexaad iska guursado,waxaana dhaqaan cusub uu keenay dhibaatooyin horleh oo ka duwan dhibkii horey jiray

 

Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa dhawaan waxaa ka dhacay dhacdo aad u yaab badan kadib markii nin wadaad ah oo xaas iyo lix caruur ah haysta uu xaaskiisa u sheegay in uu naag labaad la guursaday,kadibna xaaskiisa way diistay in ay sidaas ku raali ahaato ama waxa ay doonta sameyso. Hadaad naag kale ila guursatay ana waxaan u sheegaayaa booliska in aad tahay nin xagjir ah oo alshabaab xiriir la´leh" sidaa waxaa yiri Qofkii dumarka ahaa ee loo sheegay in lala guursday naag labaaad. Wadaadka guursday naagta labaad ayaa isagoo mooday in xaaskiisii horey ay tahay qod dumar ah oo maseersan ugu jawaab"naa waad waalatoo qof ku dhageysanaayaa majiro ee is deji". Saacado kadib ayaa beelka aqalka waxaa soo garaacay boolis magaala Toronta waxayna wadaadka u sheegeen inuu dhibaateeyey xaaskiisa sidoo kalna ay rabaan in ay wax ka weydiiyaan eedeeyta ku aadan in uu xirirrla leeyahay ururka alshabaab oo looga aqoonsan yahay dalka Canada waxa looga yeero argagaxisada.

 

Ugu dambeyn waxaa hadda damaanad dibada ku jooga wadaadkii naagta labaad guursaday laguna eedeeyey inuu xidhiidh la leeyahay ururka alshabaab,waxayna arintaan hadda noqotay hadal haynta ugu badan magaalada Toronto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma aha arintu Toronto oo qudga iyo sheekadan kaliya balse ninkii somaliga ahaa ee dhawaan ay booliska Holland kala soo dageen diyaarad Ugandha ku socotay, kadib markay ciidanka sirta ee ingriisku warkiisa soo tabiyeen ayaa waxa la isla dhex marayaa in xaaskiisa oo ku nool magaalada Shefield ay booliska ku dirtay markuu u sheegay inuu baxayo!! iyadoo tidhi Al shabab ayuu ku socdaa.

Suasha ugu wayni waa Maxaa ugu wacan dumarkii Somalida cadawtinimada intaas gaadhsiisan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alshabaab baad tahay maxeey u dhihi naag kaluu guursanayaa baba ku filan ee

Ismalura Naag kaluu guursanayaa maaha danbi waa alshabaab se hawadaa laga qarinayaa

 

Dutch release ex-terror suspect without charge

 

(CNN) -- A British man of Somali descent who was arrested Sunday in the Netherlands on suspicion of links to terror organizations has been released without charge and has left the country, the Dutch Ministry of Justice said Wednesday.

 

The man -- who has not been named -- was arrested on a tip from the British, who told Dutch authorities the man "had serious plans to participate in the terrorist war in Somalia," the Dutch said.

 

British and Dutch investigations found no evidence of the allegation and the man was released, the ministry said.

 

It is the second time in less than a month that people were arrested at Amsterdam's Schiphol Airport on suspicion of terror links and then released without charge.

 

Two Yemeni men were arrested there en route from Chicago, Illinois, to Sanaa, the capital of Yemen, on August 30, Dutch authorities said.

 

The arrest followed U.S. concerns about potentially suspicious items in their luggage, including a phone taped to a bottle.

 

But on closer investigation, concern about them evaporated.

 

They were cleared of wrongdoing and released on September 1.

 

Investigations into the British Somali man held on Sunday will be closed, Dutch public prosecutor's spokesman Evert Boerstra told CNN Wednesday.

 

He was arrested after neighbors of his spoke to British authorities about him, Boerstra said.

 

The man was flying to Uganda from Liverpool, England, via Amsterdam, said Boerstra. The suspect was arrested as the flight was readying for departure, he said.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Hayeh! Beebeentaan maala bilaabay? Koley Toronto sheekadan hadeey ka dhici leheed magaalo gees ka gees baa is qabsan leheed 'dhagaxna meel dhow ku dhac, warna (dhawaaq) meel dheer ku dhac'...

 

If this is true though, BAGA'!!!!!!!!!! Wey ku sugtay iyo nus...

 

Ismalura, he might not even be married to the first wive legally, let alone the second...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@BAGA.....

 

Alaab caalami ah waaye sheekadaan oo ku magac dheer "igu xasuuso". :D nin edeb daran waala karbaasha sidii loo karbaashi lahaa wallee. loooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this