Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Cuntada eeynu uleenahahay culture waa maxay!

Recommended Posts

Aaliyyah   

bariis, cadriyad, baasto, hilib adhi, laxoox(canjeelo), malawax, sabayad(kimis), sanbuus, sareen, soor (shuuro), xalwad.

 

I can't think of anything else. nowadays somalis do eat lasagnia. Almost every somali family bt yeh I don't think its part of somali food cuisine. At least traditionally speaking.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Waxay ku xirantahay hadba gobolka aad ka timid.

 

Nin reer Koofur ah ayaa maqaayad soo fariistay Galkacyo ku taal, isaga & kamalyeerigii waxaa dhex martay sheekadaan:

 

Ninkii: Maxaa yaallo?

Waiter: Cad & Caano!

Ninkii: Caano waa kasee, Cadkaanna maxaas ahaayne?

Waiter: Waa Hilib ari.

Ninkii: ee Goosaar lee joogtaa..maxaa lagu cunaa hilibka & Caanaha!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Aaliyah416:

bariis, cadriyad, baasto, hilib adhi, laxoox(canjeelo), malawax, sabayad(kimis), sanbuus, sareen, soor (shuuro), xalwad.

Ee cunto Soomaaliyeed oo Soomaalida dhaqan u ah uu na weydiiyee, walaashiis. Saas u qaatay su'aashiisa koley. Adigana xalwo, baasto, sabaayad iyo sambuus keentay. :D Kuwaan waa kuwa gadaal laga keenay, dhaqan lasoo import gareeye.

______________

 

Ninkii: Maxaa yaallo?

Waiter: Cad & Caano!

Ninkii: Caano waa kasee, Cadkaanna maxaas ahaayne?

Waiter: Waa Hilib ari.

Ninkii: ee Goosaar lee joogtaa..maxaa lagu cunaa hilibka & Caanaha!

:D:D

 

Runtiis ahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Traditional somali food

1.soor iyo caano

2.Muufo iyo maraq

3.cambuulo

4.canjeero ama laxoox

5.bajiye with basbaas

6.bariis with moos.

7.oodkac

8.sugaar

9.kashaato n many more.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this