Sign in to follow this  
Deeq A.

Bayaan tala-soojeedin ah oo ku socda shirka Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Golle ay ku mideysan yihiin xubno ka tirsanaa baarlamankii horre ee Puntland 2014-2019 ayaa shir ay isugu yimaadeen magaalada GAROWE kasoo saarey bayaan talo soo jeedin ah oo ku socda madaxda shirku uga socdo magaalada GAROWE.

Bayaankan oo ka kooban dhawr qodob waxay mudanayaashii horre ee Puntland kula dardaarmey madaxda Soomaalida inay isu tanaasulaan kana soo saaraan shirka waxa dalka iyo dadkaba dan u ah.

Halkan ka akhristo bayaanka

BAYAANKA.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Bayaan tala-soojeedin ah oo ku socda shirka Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this