Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka DFS Oo Sheegtay Inuu Yaraaday Dhimashada Hooyada Iyo Dhallaanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Saciid oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa wuxuu sheegay in sanadahan dambe ay aad u yaraadeen dhimashada hooyada iyo dhallaanka.

Wuxuu sheegay in dalka uu u baahan yahay haween aqoon badan u leh dhalmada haweenka si loo yareeyo qataraha ka imaan kara xilliga dhalmada.

Sidoo kale, wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in gobollada dalka ay ka hirgeliyeen iskuullo lagu baranayo xirfadda umuliso-nimada si loo badbaadiyo hooyada iyo dhallaanka.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/05/WASIIR-KUXIGEENKA-WASAARADA-CAAFIMAADKA-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this