Sign in to follow this  
Deeq A.

Wariye Cabdimaalik Coldoon Iyo Maxamed Sidiiq Dhamme Oo Maxkamadda La Horkeenay Loona Wareejiyay Xabsiga Weyn Ee Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta min 7 maalmood oo Rumaan ah ( xabsi ku sii hayn) u jartay saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo Maxamed Sidiiq Dhamme.

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa waxana loo wareejiyay Xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa.


Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr ayaa oo ka mid ahaa dadkii maxkamadda ku sugnaa ayaa ka warbixiyay qaabkii ay wax u dhaceen waxaanu ku yidhi qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay Facebook:

siciid.png

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this