Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Camel Milk in UK

Recommended Posts

Shalay oo markii u horaysay caano geel oo dhay ah lagu dhamo UK

 

Cano%20geel.jpg

 

 

Waxa shalay si aad ah loogu dhamay magaalada Liverpool ee dalka Ingriiska Caano Geel oo saafi ah isla markaana dhay ah.

 

Goobihii lagu gadaayay oo wariye ka tirsan qarannews uu soo maray waxa uu ku arkay iyada oo aad loo iibsanaayo caanahaasi isla markaasna ay dadweynaha magaalada Liverpool iyo meelaha ku hareeraysanba ay aad ugu soo xoomeen caanahaasi iibsigooda, dadkii iibsaday oo aanu wax ka waydiinay ayaa noo sheegay in ay ahaayeen wax lala yaabop caanahan maanta ka keenay xagani oo aan waligeed hore loo arag.

 

Dhanka kalana sharkada keentay oo aan wax ka waydiinay wax ay noo sheegeen in ay caanaha keenayaan hada waxii ka danbaysa si joogto ah isla markaasna ay caanahani soo mareen laamaha caafimaadka ee daloka Ingriisak isal markaasna la ansixiyay tayo ahaantooda iyo caafimaadkooda, caanaha ayaa la hayaa dhamaan waraaqahoodii caafimaadka, sidaasi waxa yidhi mid ka mid ah shaqalaha shirkada caanaa geela keentay.

 

Mid ka mid ah shaqaalaha qaybinaaya ama iibinaaya caanahan ayaa noo sheegay in caanahani isla maantaba loo sii gudbin doono magaalooyinka Brimingham iyo Manchester ee dalka Infriiska ayaamaha soo socdana la gayn doono magaalada Bristol.

 

Caanaha geela ayaa la xaqiijiyay in ay u wanaagsanyihiin dadka qaba xanuunada macaanka iyo dhiig karka.

 

 

 

Wixii faah faahin ah siiba dadka degan magaalada Manchester iyo Birmingham waxa aad kala soo xidhiidhaa mobilka. 07766236647

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Lol. Caano geel oo dhay ah! :D . I like the sound of that. In Nairobi a german fellow has opened a factory that packages caano geel oo dhay ah. Very tasty but they don't beat kuwaan haaneedka dul taagnaa markii la lisayey ee ay weelku xoortiyo caanuhu xarfanayeen smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooool ,, i think it is time everybody order his cup of camel milk ,, good opportunity for those who never been to the country to see how it tests................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^War ka daa, lily would vomit soon as she downs a gulp... waa ciyaal kalluun iyo baradho :D

 

Lily, lol why don't you give 'em a try, you might just love it- though you would have to pass the test with few vomits or constipations or at worse shuban in the first few days :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

They taste nasty, I cannot even describe how bad they taste, even the memory is making me sick! I did not vomit but I spat it out, people were not best pleased.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Waxba ma oga these little girls. Only if they were brought up with the white stuff they wouldn't be talking pasturization or even disrespectfully 'spatting' out the noble milk :mad: redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Ghanima:

They taste nasty, I cannot even describe how bad they taste, even the memory is making me sick! I did not vomit but I spat it out, people were not best pleased.

You drank the 'dhanaan' one dear. It was probably a few hours old. Try it fresh its tastier than normal cow milk and healthier.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tanaad   

Caanahaas geel soomaali maa laga soo maalay horta.

speaking of camel milk, Jbaro where is that cup of camel milk you promise for me when i came here. send me one now on UPS

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

I had a dream once where i jumped in a swimmingpool full of caano and i couldn't swim, then i woke up gasping for air in the middle of the night disorientated and thirsty for milk

 

funny thing is this happened after i read a study on the potential caano geel production in Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tanaad:

Caanahaas geel soomaali maa laga soo maalay horta.

speaking of camel milk, Jbaro where is that cup of camel milk you promise for me when i came here. send me one now on UPS

Come on ,, waxba iguma daahaan aniga but how come you didn't notice that you drank the whole cup of caano geel in 10 seconds ??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tanaad   

lol@10seconds

war niyow koob kale odayga ka shaxaad baan islahaaye waa maxay qarxisku. wallee caanahaaga iyo dhiilaha ama aagaamahay kuugu jiraan waa kuu tirsan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this