Sign in to follow this  
Qac Qaac

Somali people!!!

Recommended Posts

Qac Qaac   

This is what British man said about somali ppl...

 

 

“Of all the races of Africa, there cannot be one better to live among than the most difficult, the proudest, the bravest, the vainest, the most merciless, the friendliest: the Somalis.â€

 

 

marka dadoo jil jileeca iyo suura suurah naga dhaafa pls... waa ku waas soomaalidii hore oo akhyaarta ahaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Maxaa naga galay wax uu noo sheegay gaal dabada cad.. Dayuuska buuryada leh.

 

War anaga waxaad noo sheegtaa waxa ee somali ka yiraahdeen abwaanyasheen iyo odayaashii hore aan la heyn. Kuwaas aan is fahanaye.

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

lol@feebaro but u have to understand the ppl here are more related or they know what the english man said, then what the our forefathers said long time ago...

 

sidii gumeesiga.. ilaayo hadda miskaxda ee naga heestaan gaaladaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

dood ba waxay dhex martay nin somali ah iyo koo daba cad, meesha nayroobi ay aheed, kii somaliga aa wuxuu yiri kibir wuxuu ka gaaray

 

"idinka balaaya idinla xuub caddaatee haddii uu waddamadiina balaayo ka dhacdo xaggeed u cararaysaan oo idiin noqon sida aad hada tihiin?" kii xubka caddaa aa wuxuu yiri

 

"meel aan ku xisaabtamayno ayaan heesanaa oon ka dhigi doonno sida ay haddu yihiin wadamadeena casriga ah laakin hadda ma taabanayno"

 

kii somaliga jiiq ay ku noqotey wuuna gartay xariifkaan caddaanka inuu ka hadlaayo Afrika uu leeyahay afrika ayaan usoo cararaynaa haddii wadamadeena dhibaato ka dhacdo oo sidaas beynu afrika ku dhisanaynaa, indha adaga asaga maa leh afrika, maskixiiyan uu u xisaabtamaa

 

warada ha idin ku taagnaato

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boolbaro, Xariifka soomaliga ah wuxuu ahaa mid sanbac ah, si duu su'aasha u waydiiyey baanan jecleysan anigu. ma waxaas baa ah wax lais weydiiyo...anigu kama aanan helin xariifka soomaliga ah..hadaba waan idiin sheegay, tol siyaasideey..

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Shoobaro, that somali guy was somali sujuu, koo reer soomaali hadduu ahaan lahaa oo sidaas loogu jawaabay kamaba uusan hareen illaa uu meel cidla ah iska dhigo kagana badiyo doodda, laakin xariifkaan somaliga ah kii caddaanka jawabtiisa uuba ku qancayba, yaab badanaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

-------------------------------------------------

Originally posted by Qacbaro:

This is what British man said about somali ppl...

 

 

“Of all the races of Africa, there cannot be one better to live among than the most difficult, the proudest, the bravest, the vainest, the most merciless, the friendliest: the Somalis.â€

 

 

marka dadoo jil jileeca iyo suura suurah naga dhaafa pls... waa ku waas soomaalidii hore oo akhyaarta ahaa...

-------------------------------------------------

 

Qacbaro four out of the six descriptions above were condenmed in Islam and you encouraging the ppl to be like that??!!! and you are giving your approval of the english man's description???

 

I dunno what to say sxb..but read them again and hopefully the second time you will understand what he meant....

 

Salaamaat

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalida waa sidaas uu ninka ingiriiska ah u sheegay,,, waayo gumaystayaashu had iyo goor daraasad bay ku sameeyaan dadka ay gumaysanayaan natiijadii ka soo baxday soomaalidana taas bay noqotay,,,,, laakiin maxaa ka faa'iido ah iyagii baaa iskula jeestay oo isku laynaya e ,,, sowkuwan dhiigoodii dhulka ku daadiyay.

 

Iga dhaaf warkooda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Feebaro..let me elaborate : -

1 - Being Difficult

2 - Vain

3 - Pride

4 - Merciless

5 - Brave

6 - Friendly...

 

Now read them again Feebaro and see if the above characteristics except brave and friendly are sanctioned in Islam or any modern civility????...and who said this statement?? - English Man.....are the above attributes good or bad??..of course the answer is very clear....

 

And now what did Qacbaro said???

 

 

Originally posted by Qacbaro:

marka dadoo jil jileeca iyo suura suurah naga dhaafa pls... waa ku waas soomaalidii hore oo akhyaarta ahaa...

^^^^ this last comment is my prob....Soo ma ahan marka in wixii xun la iska celiyo wixii wanaag ahna la is faro??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

lol @natty...

 

Legend of zoo... somali waxay ku maah maahdaa " markii loo heeso geel, bay waxay u heesaan goranyo" nin yoho waxa aad ka hadlaysid maba ka hadleen. waana runtaa diin ahaan way iska hor imaan. laakiin sida aan horayba kuugu sheegay waxani waxaa qoray nin gaal ah. aniga ma qorin. and the point he is making is that... though we are hardheaded and some times jahiliin. but outside world most of the time could not break us because of our prideness... yes the hadith was if u have a little (the size of an atom) of pride u will not enter pradize u r right.... and thanks for the advice...

 

p.s. laakiin nin yoho saafe laboodnimada aan iska deyno oo aan diinta iskugu sheekno si xikmad ku jirta...waxa dadka soomaalida badankooda diinta ku diray waa 3 ama 4 qof oo ah seeflabood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Name is not legend of Zoo..it is Legend of Zu..

 

Second....My point was you were encouragin or applauding those traits....callin it " akhayaarnimo".... and my point was you to read between the lines before you support such statements... I mean If you read it ..you can see that he mentioned 4 bad traits and only two good qualities....what about all other good qualities?? moreover i taste a contempt of the english man for Somalis from the statement...

 

Dont you wonder if the same English man was asked to descripe the brits what he would have said..prolly " Elegant, civilised, gentleman, Inteligent courageous etc" I bet he wound't have mentioned a single bad trait..wouldn't you think??..I hope this clarifies my point

 

Salaamaat

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this