Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Waa buubaa baddaan galaa

Recommended Posts

Another Maki Xaaji Banaadir classic. It is already classic, though new.

 

Ninkaas gacan iyo jilib aan u taagay.

 

Watch it on here.

 

Waa buubaa

Baddaa galaa

Bacda dhuuqso

Baalweynta yaa lagaa boojeyn [isbaareysan]

 

Businesska nuur maleh

Ganacsiga biyacabaal maleh

Beesadda sarif maleh

Baaqa soo celin maleh

 

Kun aa u weyn

kun aa u yar

 

Bulshada shiid waaye

 

Dad badan ayaa garan heestaan micnaha ka dambeyso, laakiin dadkii hore ayaa kasaayo wuxuu ula jeedo. Buufiska waxa keeno ayuu ula jeedaa maanta, dalkii yo dalkiiba gadaal loo dhigay, la wada afgambiye. Buufis waxaas keenay, qofkii u adkeysan waaye, siiba dadkii hore magaaladda deganaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

MMA adiga meeqo bilood ama sanado aan ka maqnaa meeshaan wili "waabuubaa" iyo " waa balaqanahay" iyo qurafaadkaas maa wili ku qaraabanoosaa qamaam yahoo!!!!!

 

Maka xaaji banaadir saa ugaga danbeysid aanba ka baqay nooh lol.. "kun aa u weyn kun aa u yar" taas been ma ihin........

 

lol.. magalada aan hada joogo, "Baalweenta yaa lagaa boojeynin" aa kasocoto runtii.. niman meeshaan sidii slaves camal u shaqeynaayaan aa waxaa usoo fadhi fadhiistay abkee bajaq oo milage soo koray oo ka imaadeen mareekan ilaa iyo Ausie oo nin markis iyo baalween dhiig ka keen u imaadeen... War meeshaan bajaqyaal kuwii ahaayeen aa baalween boojees raga kuwada..calaashaan aboo shaax iga dhiib ama fooneeye igee nooh!!!

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ waa ogtahay waxaan ka hadlaayo nooh qamaam yahoo!! waraa goormaa nagu soo kale fireenee aniga iyo gaaboo?......lol....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this