Sign in to follow this  
Jacaylbaro

QARXIS THREAD

Recommended Posts

N.O.R.F   

JB iyo Nuune,

 

Odayaashu markay inaga sheekeeyaan barigay Carabaha ka shaqo doonteen waxay sheegi jireen inay carabtu af-carabigooda ku dhacaayadeen jireen oo lagu odhan jiray waxaad ku hadashaan af carabigii hore oo laga helo Qur’aanka iyo Xadiisyada. Talow, idinku, ma odayaashaasaad ku biirteen :D

 

Ngonge, bal fahan icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Luqatul Baraaqiith baa la yidhaahdaa oo xerowdaa ku hadasha fusxada caadiga ah ee weliba nooca kutubtii hore ku qoran ah. Waa halka ay ka timid:

 

أكلني البرغوث أو أكلوني البراغيث

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Northener, loolz, dad kale garan maayo, kolleey aniga Carabiga aan ku hadlo dadka waxey yiraahdaan waa kii Asxaabta ay ku hadli jireen,

 

maalina anoo kula hadlayo Carabi kuwa Liibiyaan ah, ayaa waxey igu yiraahdeen intey qosleen, oo kaalay ma Quraan baad akhrineysaa xaggeed ka soo baratey luqadan Fusaaxada ah, markaas baan iri, Xerow baan ahaan jirey oo saaxiibu Naxwa iyo sarfi baan ahaa, waxaan ku sii dhahay "Innakum Qawmun Dhaalluun" markaas bey qossol la sii daateen smile.gif

 

The Libyans had the worst Arabic in the Arab world

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

LoooL

 

JB oo af-carabi ku hadlaaya ma maqashay weli? Waxaad moodaa inu khutbadeenayo. Waxa aad is odhani ninka waxa ka maqan khamiiskii iyo koofyedii :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Unless you want to be subjected to possible libel/slander/defamation proceedings..I wouldn't touch this one.

 

Nothing more to say on the subject, really.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think there are rumours going on among the SOLers and there are things we really hide from the public but sometime it is needed to do some qarxis out of the context.

 

If you feel like doing it ,, well, i'm just preparing the place for it.

 

I have to do some qarxis in the coming days so i hope yall don't mind ..... i'm sure it won't be too bad,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this