Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Go’aamiyay In Dacwadda Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon Lagu Qaado Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa go’aamiyay in dacwadda wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon lagu qaado Maxkamadda gobolka maroodi-jeex sida uu ii sheegay garyaqaan Mubaarik Cabdi Ismaaciil oo u doodaya.

Capture-3.png

Maxkmadda gobolka maroodi-jeex ayaa hore u diiday in ay dhagaysato dacwadda Coldoon, iyadoo ku doodaysa in lagu celiyo Maxkamadaha Burco oo ah halka laga soo qabtay.

Xeer ilaalinta iyo Booliska ayaa ka codsaday Maxkabadda sare in Hargeysa lagu qaado dacwaddan sababo ammaan Aw-geed.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this