Sign in to follow this  
NGONGE

The OTHER SIDE (Over 18s ONLY)

Recommended Posts

NGONGE   

I hope you understand my broken Somali.

 

-------------------- ----------

 

A man came to my old man to complain about a friend. He said that the friend had problems with his wife and that he (the man) gave him good advice on how to fix these problems. A month later, the friend and the man had an argument over something and the friend (taking advice from his own wife) turned against him. So the man said to my father:

 

Man: ninkee aan barigee talada fiican siiyaay, ma argtay woxo igo samiiyay? Adeer, waxano ma xaq ba?

 

 

Father: maya. Woo khaldanyahay. Lakin adigo nin fiican noqo oo saaxiibka iska cafi.

 

Man: Ma marko saa ii galay bad I liidahay cafi?

 

Father: Haa! Kolay Abu Nawas kama fiicnid.

 

Man: Abu Nawas moxo aha?

 

Father: Waa raggi hore.

 

Man: Oo maxa ku dhacay?

 

Father: Boqor ba bari jiray. Boqorkan kolko es yedhaahdo naagtaada la seexo ayeey ku tidhaahda ‘cawa maha, caadada iga socota’! Bil dhan bay sheekada ku haysay. Boqorko marko qoostay oo garan waayay wax o sameeyo iyo Abu Nawas o tagay, Sheekado o sheegay oo ila tali ku yedhi!

 

Abu Nawas ba qoslay o yedhi; boqoro, arrintan wa mid sahalsan oo jawabtiida tahay laba kilmado! Cawa markad xaaska o tagtid oo ay ku tidhaahdo ‘caadadaa iga socota’, dhinica kale iska keen ku dheh.

 

Boqorka ayaa xaaskiisa o tagay. Cadada iga socota bay ku jawaabtay. Dhinca kale iska keen bu ku yedhi. Markasay naxday oo yaabtay.

 

Waxay ku tedhi: boqoro, sheekadan mid aad adigo kaliga ka fakaray o ma ika. Marka, hadaad ii sheegtid qofka taladan ku siiyaay, dhinica hore iyo kii kale ba wan ku wada siin’.

 

Boqorko nin aan bil dhan wax helin bu aha oo an afkiisa ka adkeen. Woo ka jawabay oo usheegay taladan cusub any xaga Abu Nawas ka so timid. Markasay xaaskii ku tedhi ‘waayahay, sareerta inakeen. Lakin Abu Nawaskan xun waa ino cawa magaalada ka baxo’

 

Abu Nawas ayaa askar loo so diray oo lago yedhi magaalada ka bax! Abu Nawas waxo iskaga dhigay ino magaalada ka baxayo. Marko arkay inay askarto ka hadhay iyo soo laabtay isago dameerkiisa wata. Goriga boqorko hoos istaagay. Waxaano bilaabay ino alaab badan saaro dameerkiisa. Marko booxiyo ayaay alaabta ka dhaataan oo bilowga ka so noqda.

 

Askarta meesha taagan iyu shaqalaha boqorka arkay ninkan dameerka wata iyo farsamadiisa xun. Waa kuwa la murmay ‘sida maha, en reeb, ha wada saarin, war ka daaa’!

 

Xaaska boqorka oo qol ka sariyaa meeshan oo taganahay Abu Nawas ayaa booqa maqashay. Wata dhaaqda ag istaagtay oo khaawastay waxa meeshan ka dhacaya.

 

Markay argtay ninkan eyo dhibaatada haysa, ayaay jaariyadiida o yeedhiay oo ku tedhi ‘ninkan waalan waxad ku tidhaahda: alaabtaan o dhan dhinic kaliya ma galayso. Kala qaybii oo dhinica kale wax gali’! Jaariyada o tagtay Abu Nawas oo fariinta o sheegtay.

 

Woxo ku jawabay ‘Dhinica kale waa kii magaalada naga saaray’!

 

The man accepted the advice and agreed to forgive his friend.

 

(I have no idea if you understood a single word there. Maybe it's best if you didn't). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Waxay ku tedhi: boqoro, sheekadan mid aad adigo kaliga ka fakaray o ma ika. Marka, hadaad ii sheegtid qofka taladan ku siiyaay, dhinica hore iyo kii kale ba wan ku wada siin’.

 

Boqorko nin aan bil dhan wax helin bu aha oo an afkiisa ka adkeen. Woo ka jawabay oo usheegay taladan cusub any xaga Abu Nawas ka so timid. Markasay xaaskii ku tedhi ‘waayahay, sareerta inakeen. Lakin Abu Nawaskan xun waa ino cawa magaalada ka baxo’

:eek: :eek: , Oh my @ Ngonge. I now have a headache after reading your afsomali icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markay argtay ninkan eyo dhibaatada haysa, ayaay jaariyadiida o yeedhiay oo ku tedhi ‘ninkan waalan waxad ku tidhaahda: alaabtaan o dhan dhinic kaliya ma galayso. Kala qaybii oo dhinica kale wax gali’! Jaariyada o tagtay Abu Nawas oo fariinta o sheegtay.

 

Woxo ku jawabay ‘Dhinica kale waa kii magaalada naga saaray’!

 

The man accepted the advice and agreed to forgive his friend.

Fahimto...Wax iga afsoomaali xun adaa kaa arkey-Even if Ibti does better despite her shaqal problem. Laakin mid samey. Sheykadaan odoyaal hala hortagin. They hate the obvious, si sarbeeb ah baa waxlooga

sheegaa.

 

Aaliyah iskool noo fureysa though I doubt this story would be in the curriculam. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Amazin story indeed, loved it :D

 

 

I may have to put another story similar to this one here, but it would be for over 26 yrs ONLY to read!

 

 

Am writing it now, so laters

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sabriye..Intee ku iri Soomaali ma,aqaan. Waxaa dhamaa NGONGE baa iri. Yaase oda ah?

 

 

Nuune..Make an exception..You know who I'm talking about :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Wax iga afsoomaali xun adaa kaa arkey

waxan u fahmay in aad leedahay somali fiican ma aqaan,,,,

 

Yaase oda ah?

Kaka shisheeya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Ok che...dhib ma leh iskool waaan idin furi kara..better yet online classes but it wont be free icon_razz.gif

 

-------------------- --

The Prophet (peace be upon him) said,"Islam began as something strange, and it shall return to being something strange, so give glad tidings to the strangers."

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this