Sign in to follow this  
Maaddeey

Cimri deg-deg...

Recommended Posts

Juxa   

Originally posted by Maaddeey:

Weligaa laba wax oo '
si kasta
' lid isku ah ma wada jeclaatay?.

of course that is the beauty of life, but hadii aad u baxbaxsanayso meel aan ogahay my answer will be NO, hadaba kajoog

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ :D Maya, meel aan u baxsanaayo maleh

of course that is the beauty of life,

waxaan illoobay inaan idin warsado inaad Tusaale raacisaan, adi billaaw hee (Please & Danke'na isku darso) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Sidee dhedig laba wax oo lid isku ah u jeclaadaan?

 

Su'aal ka sii fiican waxay tahay:sideed ku ogaatay iney dhedigu wax isku lid ah jecelyihiin!, ma dhedig baad tahay?

 

Ps. Goormaan iri: laba wax oo isku lid ah baan jeclahay, Siidoow?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

carrablaawe, miyaadan aqoon maahmaahda ingiriiska ah ee dhehaysa "only women can hold two contradictory ideas at the same time"??

 

ar maa sida MZanzi oo kale waagi hore dhedig SOL ku ahan jirtay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Ka dar oo dibi dhal!.

 

Adi intaa cool iska dhig is leedahay ha taraarixin lee, hii [Nin kuu digay kuma dilin].

 

back to the topic, lakin intaanan bilaabin let me go to cafe Nero and order that Chai Latte CL mentioned!, lakin su'aal economy 'tashiil' ku saabsan baan qabaa, waxaan jeclaan lahaa in NGONGE iiga jawaabo, lakin weli Juxa & inta kaleba waan soo dhoweynayaa [marka laga reebo Siidoow].

 

Si aan koob 10'aad oo free ah u helo koobkiina 2.50 camal yahay, meeqaa iga bexeysa?, lacagtaas haddii aan keydsado oon bishiiba qaraabo ama masaakiin u baahan u diro ma ka fiicnoo? ana nescafe & caano isku xurbiyo, kabacdina microwave'ka dalaq ku siiyo, markey xumbeeysona go' ka soo dhaho, ka warran? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Adiga< Ismalurtooy, waa maxay phobia'ha aad magaca 'dhedig' ama 'naag' ka qabto?, ma waxaad ahayd gabdhaha ciilka u dhinta markey wiilasha banooniga aadaan, adna badarka inaad u sii diyaariso laga rabo! :D

 

Ps. Ilaah baa og inaan Naag uga dan lahayn wax ka baxsan ka soo horjeedka Nin.

 

Deal'ka CL oo troll'ka ku sheegeysaan arkay!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Maaddeey:

Intaanan Mowduuca cinwaanka u gelin, su'aashan bal iiga jawaaba:

 

Weligaa laba wax oo '
si kasta
' lid isku ah ma wada jeclaatay?.

:D:D:D ,,,,Al Shabaab ma ka soo baxee? TFG in aa ka qeebgashid ma rabtaa,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this