Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Duleedka Magaalada Laascaanood Si Adag Uga Jawaabay Hadalkii Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Wasiirka Warfaafinta maamul gobolleedka Puntland Cali Xassan Axmed  Sabarey ayaa waxaa uu ka jawaabey eedeymo uga yimid Somaliland oo sheegaayey in Puntland ay  ka dambeysay dagaal shalay ka dhacay deeganka Gambadha ee gobalka Sool oo 30 Km u jirta magaalada Laascaanood, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this