Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Saaka Booqday Dhaawacyada Ku Jira Cisbitaalada Magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Cisbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay weerarradii Al-Shabaab ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho.

farmaajo3-740x494.jpg

Madaxweyne Farmaajo ayaa markii uu gaadhay Cisbitaalka waxa uu warbixin faahfaahsan ka dhegaystay Agaasimaha Isbitaalka Dr. Maxamed Yuusuf oo uga warramay xaaladda caafimaad ee ay ku sugan yihiin dadkii qaraxa ku waxyeeloobay.

Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa Cisbitaalka waxa uu mid mid u dul istaagay bukaannada iyo dhawaacayada lagu daawaynayo Cisbitaalka Madiina, isaga oo arkay xaaladdooda caafimaad.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this