Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo amray in baaritan deg deg ah lagu sameeyo dilka Caa’isha

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntlans Siciid Cabdullaahi Maxamed ayaa ka tacsiyeeyay geerida Caa’isha Ilyaas Aadan oo si arxan-darraa looogu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa tacsi loogu diray dhammaan shacab weynaha Soomaaliyeed gaar ahaanna eheladii qaraaabadii iyo qoyskii ay ka baxday Caa’isha.

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa sidoo kale ku amray hay’adaha amniga in ay si deg deg ah uga hawlgalaan baarista dilka marxuumadda.

FB_IMG_1551123023388.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo amray in baaritan deg deg ah lagu sameeyo dilka Caa’isha appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this