Che -Guevara

Where is the outrage over Asha's murder and gang-rape?

Recommended Posts

What is with reer Mudug and this sadistic cowardly behavour of targeting little girls. 

This is like the countless time I hear similar stories. I remember the clan of a rapist was causing all the broahaha when the rapist was arrested in Burao for causing the death of his step daughter who he raped while she was in Galkaio. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Reer mudug waa hore yaa ugu dambaysay mudug dadka hadda ku nool ma'ahan dadkii loogu yeeri jiray reer mudug, maamulada meesha ka jira, yaa laga rabaa inay magac kale u bixiyaan.

Usoo noqo mowduuca

Aadanaha hadda ku nool dunida dhamaanteed wuu is badelay dhaddig iyo laboodba.

Reer galbeedka ninbaa ugu yiri anigu ilmo kuma korsane, gacanta waa inaad haysaa ilmahaaga da'duu doono ha jiro wiil iyo gabarba waxaa looga baqayaana waa banii aadam.

Somaaliya qisadii iigi horaysay oo aan maqlo igana yaabisa waxay ka dhacday hargaysa markii rag lagu eedeeyay inay kufsadeen gabar lix jir ah.

Tii iigu xigtay waa midaan ka dhacday gaal kacyo

Hadaba su'aasha is waydiinta leh waxaa weeyaan muxuu orgiga ama wanka ariga ku jira oo caqliga lahayn ficil kaanoo kale uga xishoodeen? bini aadam ilaahay karaameeyay oo lagu amray inay malaa'igoo dhan u sjujuudo ibliis mooyee uga xishoon waayeen?

Aragtidayda waa mukhaadaraadka, maan dooriyuhu wuxuu soomaaliya u galay si aan caadi ahayn noocuu doono ha ahaado

Dhalinyaradii maskaxdoodu aysan awalba fiicnayna wuu la fal galay maxaa kasoo bixi kara markaas ka dib?

Soomaalidu waxay ku waalanaysaa halasoo qabto abaalkooda ha la mariyo ayagoon garanayn meesha biyuhu ka imaanayaan.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 A friend recently told me it is a new plhenomen,  big rape going on all Somalia, both boys and girls.

MOTHER  sending kids to school,  Quran and are all extremely worried 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This sounds like another brutal tribal dad dil  conviction, seriously. How do u convict all these teenagers with murder when you dont provide no DNA PROOF!! Seriously, WHERE IS THE PROOF!! Another FAKELAND missed up action!!

Plz show proof before u open your gob and spill out khra!! :(

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.