Sign in to follow this  
SayidSomal

Mogadishu gets Ambulance Service

Recommended Posts

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in la nabad galiyo gaadiidka Gurmadka deg deg ah ee shalay lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho.

 

Gudoomiyaha golaha Abwaanada Soomaaliyeed eek u sugna magaalada Muqdisho Abwaam Abshir Nuur Faarax Bacadlle Ayaa ku baaqay in aan la xanibin isla markaana aan la dhibaateeyn gaadiidka Gurmadka deg dega ah ee ay shalay ku soo bandhigeen magaalada Muqdisho.

 

Waxaa uu sheegay Bacadlle in gaadiidkaasi loogu tala galay in wax loogu qabto dadka dhibaatada ay ka soo gaarto dagaalada isla markana si deg deg ah lagu gaarsiiyo goobaha caafimaad,cidii hor istaagtana ay u arkayaan in ay Dhuun qabaneeyso ummada Soomaaliyeed.

 

Sidoo kale Abwaanka waxaa uu sheegay in loo baahan yahay wax waliba oo ummada Soomaaliyeed wax loogu tarayo in la amman galiyo isla markana gaadiidkani ay qeyb ka yihiin howlaha ummada Soomaaliyeed wax loogu tarayo.

 

Hadalka Abwaan Bacadlle ayaa waxaa uu ka danbeeyay kadib markii shalay magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay illaa 5-gaadiidka Gurmadka deg dega ah kuwasi oo loogu tala galay in ay ****olaan baahida ay shacabka Soomaaliyeed u qabeen Garida goobaha Caafimaadka xiliyada ay dagaalada ka dhacaan magaalada isla markana qasaare dhimasho iyo dhawacyo dad rayid ah ay ka dhashaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this