Sign in to follow this  
Hibo

Yo, why ya all not tell me where DIXON is...I keep hearing that place!

Recommended Posts

BOB   

Wareegto Luga Cad

 

I would've helped you out laakiin hadhoow aa meelaha waxaa lagu maqlaa adigoo meelaha ku haayo Reer Kismaayo sixirooleyaaal waaye iyo wax aan loo joogin...marka hakaa saarto. :D

 

 

Dixon weligay aan maqli jiray...waxaaba u maleen jiray inee qatar tahay illaa aan arko sawirkeeda. :eek:

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Bob, saas maa keentay? Ani koley inaa aqaano iska daayee, waligey baniikol xataa kama arkin... :D Sixirka soo tuur, markaanoo kale waxaasoo kale la'isma weydiiyee...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

BoB sxb maad iska badashid sawirkaan foosha xun. In aad sixiroole tahay waxaa lagu garanayaa Sawirkaan.. king kong...

 

Dixon Hada Hindi aaba iska leh sooma aha?

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

KK, maybe Somaligeyga aa suprise ku noqotey xooga. Haddiiba la inkiraayo maanta, waxba ma aha, ka soco, aniga waan ku gartey right away though. Bal ii soo sheeg markaad isoo xususatid, xaal na waan kaa rabaa.

 

"Thursdays at Fluid! ahem ahem"

 

lol@BOB yaah isqarxis.com durbadiiba...work your magic bal, lets see if you can help her...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Thursdays at Flu.who? I admit to nothing! N.O.T..A..D.A.M.N..T.H.I.N.G!

 

Shib naga dheh adi meesha qarxiskaan xey eheed? Najeynaa! Xaalkaaga Qaran Express aa laguu soo dhigaa, meeqaa ku aamusiso soo sheego?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol...Inkiraada iska dhaaf hee. Waaba igu daadinee, iyaah! tol la'aan maan ahay (where my ppl at, holla)..ceeb badanidaa.. suuro badanidaa....waa ku daaye hee.... icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baluug   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Nothing, xaaji. Have you ever been to
Dhigsan
yourself?

Not yet, but I guess I'll be checking it out in a couple weeks. Anything I should see there, or is it just apt buildings and low-flying airplanes? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this