Sign in to follow this  
Dhubad.

Poetic Protest by Somali Women

Recommended Posts

Pujah   

melezoow xoola aadan dhaqan looma dhigo xeryaha

dallaadan lahayn miyaa doodo lagu furaa

lagu dagaalahayaa nafsaa daado lagu dilaa

oo daalimiintaan amxaaro raacday baan udigay

ha udanayn diinta iyo dalki hooyadaa

dadkeenuna kaama raabo daabac iyo wanaag

daraja iyo qeeyrna rabi baa dusheena dhigay

allaaa nagu deeqay iimaanka kaadalagan

midkii ladilaana janaduu ku degahayaa

ooo dumar xuural caynaba buu daadahaynayaa

adoo jahanama dadkiisu soo maray

melez maqaar weeyne afkaan jeelle aabahaa

soomaliyuu joogi jiray ceeeyr kaqaadan jiray

wixii madax tooyo ku dhigay baa maanta laga rabaa

Lovely buraanbur sorry if some of the meaning is lost with my somali writing :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

By far the most beautiful buraanbur I had ever witnessed seeing or hearing is this

.

 

So few words were spoken so powerful, so poignant, so uplifting, so capturing true feelings, so true, ever -- especially in these trying days.

 

Maxaa diideen

Maxaa dalkeeni dayacay

Maxaa dooneysaan waa idinka cidladda degay

Damiir xumadiina qarankii ka dhigay daleel

Haddaa dal shisheeye joogtaan damiir la'aan

Oo aad ku doodaan nabad baan u nahay diyaar

Masane diidaan wixii dawi dhali lahaaa

War yaa dabibaaya qarankan dugaaga helay

 

Qaranka Soomaaliya dad badan baa u galay qabriga

Rag [dad] baa qaadan waayey gumeysiga quursigii

Rag baa ka qawaafay asagaa qabaan u noqo

Rag baa soo qaaday calankeena qaaliga ah

Rag baa qalin dahaba taariiqda loogu qoraa

 

Haddaan qiimeeno nimanka hadeer qabsaday

Qabuuro iney badshaan qasadkooda yahay

Qabiil hoggaamintii qaranima u qaba

Hadeyna qashoocin towxiidka aysan qirin

Amase qomameynin qaladkii horey galeen

Qaamuuska adduunka maxaa loogu qorayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this