Suldaanka

Heritage Institute Djibouti Conference - Heated exchanges

Recommended Posts

Xildhibaan Ibbi wuxu kula taliyay Somaliland inay munaafaq ku dhaqmaan oo habeenkiina Mogadishu kuwa jooga hawshooda ka fu'shadaan, maalintii inkiraan.

Jawaabta ay Sucaad Carmiye siisay waxay ahayd mid dharbaaxo oo kale ku noqotay. She put him back at his place. 

 

 

Jawaabtii Sucaad

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka,

It was a good retort by Ms Sucaad Carmiye, considering that "Heritage Institute" deliberately made the panel small enough of a collection of Somalilanders, whilst at the same time making the opposition from Somalia's side too large of a number with enough hostile questions from their ends.

That is why I wouldn't have advised our folks to waste their time in forum like this, given that even the "referee" (or the umpire) was clearly biased against us, from the get go. But, still, all the same, they have done enough to hold the fort for us, although I have a distinct ease about some of the Professor Bulhan rather patently pleading answers, which in turn came across as if he is too keen to start a "futile talks" with Somalia.

Moreover, I always suspect, that, Professor Hussein Bulhan likes the lime-light too much that he has the propensity to jump, head first, into any situation, like he did with his "private agenda" in few years ago of holding an academic talks with some Koonfurian's folks in Turkey, even when on the other hand, the parent talks between the two sides have already broken down.

Hence, some one need to either toughened his words or talks of this kind, next time he find himself defending Somaliland's cause in panel like this. Or preferably, someone should tell him, that, he should stick to teaching in his university, and leave dabbling in any hope of initiating talks with Koonfurian's, given that he come across as too naive to actually cotton-on to the "political skulduggery" of the Southern's elites. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr. Bulxan insha ayu ka riday. Meelsha kuwa Somaliland ka falaagoobay uma iman in ay la doodaan. The man from Sool region came to the table with a very rudimentary point... he said 'Somaliland is not all united in their position, there are unionists". I expected that kind of talk from the streets. Guess what, difference of opinion is natural. Show me any country in the world where there is a uniform agreement. At the end of the day, it is majority wins. 

I agree with Dr. Bulxan only a total separation is the way forward. I do not even like the idea of an association. There is nothing we can associate with Mogadishu. We rather have that kind of setup with  Djibouti. 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Suldaanka said:

The man from Sool region came to the table with a very rudimentary point... he said 'Somaliland is not all united in their position, there are unionists". I expected that kind of talk from the streets. Guess what, difference of opinion is natural. Show me any country in the world where there is a uniform agreement. At the end of the day, it is majority wins.

True that. But you must know the Koonfurian's conniving minds. Or at least you should know something about it.

You see the whole purpose of the whole freaking thing was to bring one or two unionists who are hiding themselves in Mogadishu (or who are from abroad) and then say: "voila, there is no agreement in Somaliland to be a separate state from Somalia".

They have pulled the same trick during the talks between Somalia and Somaliland. And they will do that in any gathering (or platform) in which we are confronting each other with it.

Which is why, I was really surprised that some of our folks fall for the seductive talks of Koonfurians. In particularly when they say lets talk about things like the "effect of the current change in the horn of Africa and how that will effect Somali peninsula". For I knew immediately, that, they will start conniving and will be scheming to bring the issue of the future relationship between Somaliland and Somalia into the discussion.

And then, like a clock-work, they will pull their "old trick" of bringing in few folks from our neck-of-the-wood in Somaliland, who are unionist. And for good measure, they will neglect to mention or they will not be saying, that, these folks do not actually represent no one in numbers game. Or if they do, then in any democracy (which is what Somaliland is in the reality of the horn-of-Africa) these folks are a distinct minority within Somaliland. 

It's all "political scam". And I think it's time that we in Somaliland (who naturally are straight-forward people, as Ms Sucaad Carmiye said it bluntly, with no sides or shades about ourselves) should wise-up to their games and avoid this kind of situation where those who represent no one but themselves are being put in a position in which we have to debate them instead of Somalia and Somaliland, "squaring-off", at each other across the table, as it should be.

Lets hope that next time around we in Somaliland will actually give it a miss to this sort of "sleight-of-hand-political-scam" and its "conniving agenda", since the likes of Heritage Institute is essentially an outfit intended to "propagate" the old failed political union between Somalia and Somaliland under a different "garb". Even if they are absurdly claiming to be a mere "Think-Tank".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Prof: Afyare Abdi Elmi nailed it at 51 min.  Dr Bulhan  proposal is nonsense, it is disguised 100% independent SL, he should  have the courage to urge for independent SL state,  and don't insult people's intelligent with this nonsense proposal. The girl is making more sense and more logical.

It is good to see puppeteer of Hassan Sheikh,  Farah Abdulkadir, what has he been upto? And of course as usual, clueless on this issue

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Who the hell adviced our folks like Sucaad Carmiye and Biixi Yoonis to attend this good for nothing talk show? 

Somalilanders should not trust anything associated with Heritage Institute or any other Koonfurian outfit. And those useless so-called talks should be called off asap. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hello Folks,

This article written by Ambassador Kaysar Cabdilaahi, is actually all there is to say about this useless talk. And I think he said it all there is to say about this "nefarious agenda" in which the likes of "Heritage Institute" were are trying to promote it.

It's well reasoned article and I hope Professor Hussein Bulhan will actually pay attention to it instead of always liking the sound of his booming voice, when on the other hand he is out his depth (like he was) in places like this recently concluded conference in Djibouti.

And I say that given it was a conference that, from the get-go, had a "pernicious agenda" in design, as well as being a conference that was having in mind a "sheer skulduggery" at our expense in Somaliland, particularly as the intend of its execution.  

****************

Bulxanow Maya!

Asalaamu Calaykum

Qadiyada Shacbiga iyo Xornimada Jamhuuriyada Somaliland maaha Qadiyad cid kastaa u cumaamadan karto, maaha Qadiyad fudud oo cidii aanay khusayn lagala hadli karo, maaha Qadiyad la weydayn karo oo hoos looga dhigi karo halka ay taagan tahay iyo Qiimaha ay ugu fadhido Ummada reer Somaliland.

Qadiyada Somaliland marka laga hadlayo waa Nafta iyo Nolosha iyo jiritaanka Muwaadinka Somaliland, waxa ay tahay oo ay taagan tahay ma jirtid iyo waan jiraa, waan Noolahay oo inaan Noolaado ayaan rabaa iyo ma jirtid mana noolaanaysid.

Somaliland iyo Soomaalia waxay isku hayaan waa ma jiraysid iyo waan jirayaa, waa arrin doodisteeda iyo ku dagaalankeeduba ay u taallo Xukuumada Somaliland ee Shacabku u doortay, Golayaasha Sharci Dejintuna ay u igmadeen Xukuumada oo kaliya oo aan cid kale aanay dhex-carari karin.

Dunida laguma arag Taariikhda Diplomaasiyada ee soo jireenka ahna laguma maqal laba dawladood oo is haya oo Colaadi ay u dhaxayso oo la yidhi Dadkoodu ama Dadweynahoodu ha wada hadlaan. Xukuumadaha oo kaliya ayaa wada hadla.

Tusaale dhow haddii aynu soo qaadano Maraykan iyo Waqooyiga Kuuriya ama Eritrea iyo Itoobiya ama Koonfurta iyo Waqooyiga Kuuriya Shacbigooda looma diro oo lama yidhaahdo ordoo soo dooda ama soo wada hadla. Xukuumadaha oo keliya ayaa wada hadla oo ama heshiiya ama aan heshiin.

Qadiyada Somaliland waa mid ka sii culus oo ay Dawlada Soomaaliya geystay Xasuuq iyo Burbur baaxad weyn oo boqolaal kun oo reer Somaliland ahi u dhinteen una dhaawacmeen oo ay u burbureen Magaalooyin la soo dhisayay boqolaal Sanadood.

Qadiyada Somaliland ee ku fadhida Culayska intaas leeg maaha Qadiyad la khafiifin karo oo miisaankeeda hoos loo dhigi karo oo ay dad is cumaamaday oo aan cidina aanay diran ay kolba matxafyo kaga sheekayn karaan ama kala hadli karaan dad aan ahayn kuwa mudan in lagala hadlo.

Cadawga Somaliland waxa uu doonayaa inuu Qadiyada Somaliland ka dhigo mid local ah oo Soomaalinimo iyo si hoose loogu dhamayn karo oo laga dhigi karo khilaaf yar oo Soomaali dhex yaala oo la mid ah ka u dhexeeya Jubaland iyo Muqdisho ama Farmaajo iyo Maamul goboleedadiisa, waana Siyaasada ay Dawlada Soomaaliya dabada ay ka riixayso iyaga oo adeegsanaya Dawlado liddi ku ah Somaliland oo durba bilaabay inay Maal-galiyaan mashaariic ay ku tilmaamaan is dhexgalka bulshada oo dhalinyarada reer Somaliland lagu khaldayo.

Qaranimada Somaliland maaha mid cid loo baryayo, mana aha mid baryo lagu helay ee waa Qadiyad ay u dhinteen boqolaal kun oo geesi, imikana ay diyaar u yihiin inay u dhintaan haddii loo baahdo. In Somaliland iyo Soomaaliya ay wada-hadlaan oo si siman oo talantaalli ah danahooda uga wadahadlaan waa mid labada dhinacba dan u ah. Laakiin haddii ay Soomaaliya ka warwareegto waa wax iyada u xun oo kollayba ay ku qasban tahay inay Somaliland miis la fadhiisto ha dhawaato ama ha dheeraatee.

Dr Bulxan oo ah Aqoonyahan aan Sharaf iyo Qadarinba u hayo kuma raacsani inuu qaato oo uu keligii Xambaarto Qadiyada Somaliland oo ay Dadweynaha reer Somaliland u Xil saarteen Xukuumada Somaliland oo kaliya.

Waxay ahayd bishii May ee Sanadkii 2017 markii uu Dr Bulxan uu damcay inuu Muqdisho tago oo uu kaga qaybgalo doodo tan Jabuuti U eekaa, laakiin Xukuumada Somaliland ee wakhtigaasi jirtay ay ka joojisay.

Ugu danbayn waxaan Xukuumada Somaliland usoo Jeedinayaa inaanay cidna ka ogolaan inay is cumaamadaan oo ay yidhaahdaan Qadiyada Somaliland ayaanu reer Soomaaliya kala hadlaynaa, hadii kale waxaa dhici doonta in Golaha Salaadiinta iyo Culimada iyo ururrada haweenku ay iyaguna tegi doonaan Muqdisho iyo Meelo kale oo ay odhan doonaan Soomaaliya ayaanu la soo hadlaynaa.

Somaliland ha Guulaysto

Amb Kaysar Cabdilaahi Maxamed
Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaarada Arrimaha Debada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland

*************

Source:- Bulxanow Maya ! | Qaran News

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland should send stronger people to these discussions  sucaad  was awesome the rest I  am not that positive about them. Mr bulxan  tries to be to poltical correct  meesha inu  lecture uyimidbaad mooda. This heritage instutr is owned by a guy called caynte who  is extreme  anti Somaliland. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hiretage...macnaheeda waxaan u fahmay soo jireen fog ama hido raac aan dhawayn

Waxaan filayaa inay maal geliyaan reer galbeedka jabuutina wixii sooryo iyo casho ah ku kabto

Dooda waxaad moodaa in loo qabtay dad ingiriis iyo somaali iska dhaleen, boqolkiiba 85 luuqadooda iyo fikirkoodu wuxuu ku cabiran yahay reer galbeed

Nasiib darada koowaad oo jirta waxa weeyaan dad dalal kale wax bareen yaa aqoonyahan noo ah oo xalka soomaaliya lawaydiinayaa.

Shacabka intiisii kale waa howtul-hamag dabka nuur la dhex istaagi karo u haysta.

Erayga muqaddas cuquba wayn baa ka ratib-maysa haddaysan sidii loogu talo galay u adeegsan

Hogaamiyaha dooda snm dr.bulxan waa oodweyne,

Gabadhuna waa barwaaqo.

Waa isku dood siday u dhanyihiin muqadas kaliyaa kuwada duuban.

Doodooda waxay ka dhigayaan marka koowaad in hiretage matasho koonfurta. 

Dr.hadliye iyo c/kariim'na ay snm u hadli karto, maadaama snm u taliso gobalada ay kasoo jeedaan oo aysan doodda qayb ku lahayn.

Arrinta kale oo ay iska indho tirayaan waxaa weeye dhabta ama runta koonfurta ka jirta.

Waxay ku doodayaan intaysan labada jamhuuriyadood is hor fariisan,  bal marka hore koonfurtu labada lugood meel isugu gayso oo haloo wada hadlo labo jamhuuriydood oo ingiriis iyo talyaani  muqaddas ka dhigeen.

Dad qabiil isu kala ooday oo ay ayagu ka mid yihiin see lugahooda meel isugu gayn karaan oo labo jamhuuriyadood u noqon karaan? waa su'aal aqoonteeda ay kasoo boodeen.

Kor halaga bilaabo haloo heshiiyo sida ingiriiska irishka iyo scotland tijaabo ahaan haday shaqaysana xataa jabuuti halagu casuumo.

Aragtidayda waxaa xukmanayd in dadkaa walaalaha ah wada casheeyaan waxba kama duwana fadhi ku dirirkii marfashyada yaalay

Midka ugu dood liita waan ka ay leeyihiin... hebel xaashi oo ka socda hiretage

Wuxuu ku doodaysa in calanka la badelo si snm loo qanciyo, oo aan laga dabo laalaadin dadkaas tashaday.

Calanku waa astaan qowmiyad yeelato kan ugu quruxda badan oo aduunka saaran xataa hadday soomaalidu kala tagto wax dambi ah cidna kama gellin.

Snm cidna kama daba laalaado sodon sano ku dhawaad baysan koonfurta wax maamula ku darsan cid colaad iyo dhib u gaysatayna aysan jirin

Albaabkay istaagaan waxaa loo soo sheegaa inaan la kala aqoon hir shabeele waqooyi galbeed dadkoodana wax la qaybsadaan

Waa snm waxa indhaha iska tuuraya koonfurta duco uma hayaan wax wada qabsi ay hurmuud ka noqon karaana ma garanayaan sida loo sameeyo

Xoogoodii iyo xoolahoodii waxay ku dhameeyeen aqoonsi noqday dhaan daban-gaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now