Sign in to follow this  
Deeq A.

Ubax Tahliil “Waa in Cod loo qaado Mooshinka Madaxweynaha”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xildhibaan Ubax Tahliil Warsame oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha ka soo horjeeda Mooshinka Madaxweynaha ayaa baaq u dirtay guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Ubax Tahliil Warsame ayaa ka codsatay guddoomiyaha Golaha Shacabka in uu furo kulamadii BFS, si cod loogu qaado Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Farmaajo.

Waxaana ay tilmaamtay in isku kalsoon yihiin, ayna diyaar u yihiin in Cod Baarlamaan lagu kala baxo.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/xxx.mp3

 

The post Ubax Tahliil “Waa in Cod loo qaado Mooshinka Madaxweynaha” appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this