Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

I want to help Dhagaxtuur's Family: Does anyone know?

Recommended Posts

Baashi   

Checkmate,

Addi lee soo hadda isma kashafin! Booto iyo been-guur lee inee kaa aheed aan u maleynaaye laakiin waxaaba la soo indhacadahay reer baadiye ahay soo ma aha. Ha kaa saarto saaxiib meesha "bajaq" ka heli laheyd aa la rabaa hee.

 

Anni intee igu baratay yaa saatiriin! Anniga Ney York aan ku dhashay, birthday-geygana saas ma u sii dheero waa Feb. 14th ahem! Saaxiib anni iyo idinka maba is fahmin karno. Ciao, Mac-salaama, Bye bye, Kiwaheri, nabadeey!

 

Soomaalida oo dhan ba ma jecli waa dad reer baadiye wada ah oo qeylo badan. Xaafadaha ay degan tahay xataa ma tago, meelaha ay fariistaan qaxwe u ma doonto. Saaxiib aniga maba la qabsan karo dadkaan qaxootiga ah. Ma i fahantay!

 

Jeego-weyne ma taqaan? Ragaas aan isku ciyaal xaafad aheen. Beezaaniyaasheena waa laga danbeeyaa nooh. Shaararkeena kuleetiga weyn soo ma arag Milan through and through saaxiib war lee maa heyneynaa. See anni iyo addinka isula keeneynaa? No way! Ciisaa bi diin Muusaa bi diin. Marka magaalada North ka joogtaan anni South aan ka aadaa.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this