Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha G/Shacabka Oo ka horyimid kala diridii Guddiga Maaliyadda Ee Golahaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS ayaa ka hor yimid kala diridii dhawaan lagu sameeyay guddiga Maaliyadda, Qorsheynta iyo La xisaabtanka ee Golahaasi.

Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiye Mursal ayaa waxaa lagu sheegay in guddigu uu sii wadan karo howlihii shaqo ee loo igmaday.

Sidoo kale xubnaha guddigaasi ayaa la faray in ay si deg-deg ah u soo dhameystiraan xisaab xirka misaaniyadda 2017-kii iyo tan 2019-ka, ka hor inta uusan dhammaan sanadka 2018-ka.

Halkan hoose ka Akhriso:-

1-1.jpg2-1.jpg

The post Guddoomiyaha G/Shacabka Oo ka horyimid kala diridii Guddiga Maaliyadda Ee Golahaasi appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this