Saalax

Muuse Bixi humiliated by the Suldaan of Ceerigaabo: "Ceerigaabo is a Somali region"

Recommended Posts

24 minutes ago, Saalax said:

 

At 0.14 they beg the Suldaan to say Somaliland instead.  :D

I am reminded some politician, I can't remember who, trying to say those who oppose Somaliland are Sland-diid except the words that were coming  out of his mouth keep uttering Soomaalidiid.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
14 minutes ago, Che -Guevara said:

I am reminded some politician, I can't remember who, trying to say those who oppose Somaliland are Sland-diid except the words that were coming  out of his mouth keep uttering Soomaalidiid.

 Waba waali socoto.  The name Somali is a kryptonite  to many secessionists 

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Waraa Saalax, walaasheena Barwaaqo ka qaleey. Deep down midnimada Soomaaliyeed ayee aaminsantahay.

 

wa ruunta Marwo barwaaqo way ogtahay  inay meelna kala tagayniin Somaaliida. Ictiraafkana iska yahay mashruuc fashilmay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waaryaa Saalax odayga miskiinka ah waxba ha la yaabin. The guy just saw MMA's cousins overrunning the city and thought Somali maxamad oo dhan ayaa gobolka isugu timi. When president Muuse deports the lot back to their country of origin koonfuria, our ageing suldaan will be telling all the visitors "this is a pure ethnic Somalilandish gobol" as our Xaaji Xunjuf would say😊

Share this post


Link to post
Share on other sites
21 hours ago, Barwaaqo said:

Sheegato orod oo shaqo kale doono cardkaagii Ey aa cunay’e

Barwaaqo,

Inaadeer, ha u bixin sheegatadan sagagarka ah. Madaxweyne Muuse Biixi tolkii buu dhex joogaa. Xaleyna Ceel-Afweyn ayuu u hoydey.

Maanta Ceerigaabo ayuu dhex lugeynayaa oo uu waliba qudbad ka akhriiyey "Beerta Xoriyadda ee Ceerigaabo".

Markaas, ambad sheegato ah oo waliba kala gareynin Suldaanka reerka uu sheeganayo ee "Sacad-Yons" iyo Caaqilka jiliba hoose xukuma, kee labadooda sareeya marka ay timaado talada-guud ee reerka, waxba laga weydiin maayo Ceel-Afweyn, Sanaag iyo Somaliland toona. 

Waxaase kuu hubaa in ay kan sheegatadda ahi ay gubeysa "cardkii" uu ku dhuuman jirey ee ahayd arintan Ina Caare ayaa maanta "Tolkii Duriyaddu" wadar-u-garteen in ay Ceerigaabo gudaheeda ay isugu "jilba-laabtaan", sidii loo soo gunaanadi lahaa. 

Guushaas Toleed ee wadar ah ee "Jamhuuriyadda Barakeysan ee Shankaroon" usoo ifaysa ayaa gubeysa. Oo waa u arkaa in ay soo shiraacaneyso. 

Ta kale ku darsoo, Suldaankan hadley oo la yidhaahdo Suldaan Rashiid Suldaan Cali Suldaan Ducaale (of Eastern) wax xun masheegin oo waxa uu yidhi Soomaali oo dhan ayaa Sanaag degan. Anakuna ma nihin cid kale ee waxaanu Nahay Soomaali, qowmiyad ahaan. Waxa kale oo aanu nahay Somaliland, qaran ahaan.

Maadaama "qowmiyadnimaddu" iyo "Qarannimaddu" ay kala yihiin laba wax oo kala gaar ah.

Markaa, sheegatadan halkan ka ciyeysa ayaan-darada heysataa waxa weeye, afna ma yaqaano iyo hadal-rageed toona. Talo aan aheyn in uu isku qariyo rag aanu xataa kala garaneynin Suldaankooda iyo Caaqilkooda ayuu miciin bidey.

Wakaas ninka xiniinyana iska waayey oo waliba ciil uu u qabo Somaliland ay ku kaliftey in uu "" sheegto si uu meel uga soo cidhiidhsado "Tolka Duriyadda" ah ee arin-daleed iyo mid masiir-ummadeed ahiba ka dhaxeyso. 

***********

Kuwan kale ee halkan kasoo ciyaya, sida kan sagagarka ah ee Bay kasoo lumey ee ambadka af-garanwaaga ah, isagana waxaan leeyahay, Qaali Barwaaqo, ugama baahna wax "hiil" ah mid isagiiba "dhufaanan" oo inaadeertii niikis-ugu-jirto kuwa isaga gumeysta ee Baydhaba jooga ee ah Amxaaradda.

Sababta oo ah, Barwaaqo waa "gabadh Duriyadda-ah", oo is hubta. Isla-markaana ragii inaadeerateed ahaa aaney aheyn kuwa "dhufaanan" o fuley ah oo la gumeysto, sida kuwa Baydhaba-Bay iyo Bakool, ka soo "gudhuuleeya" ay u yihiin kuwa  iyagu gumeysiga Xabashidda ku hoos nool, maalinkaas aanu joogno. 

Sidaa-daraateed, nin inaadeertii dantu badey in ay Xabashi-u-niikiso mar haddii lagumeysto isaga, waxba yuu u soo hanqal taagin in dumar kale uu miciin af ah uu u noqdo. 

************

Che,

Saaxiib, fuley dhufaanan oo sheegato ah oo aan xataa kala garaneynin reerka uu sheeganayo ee "Sacad-Yonis" ah sida ay isu xukumaan, iyo sida ay talada u kala leeyihiin, waxba naf haka doonin'e, ee hadaad wax isla heysaan, dhamaantiin "Reer Dha-bayacow", waa taqaaniin halka nalaga helo ee kaalaya oo Sool soo dhacsada.

Ama xataa Tuqaraq kaalaya oo bal mar uun xinniinyo la kaalaya Soomaali Maxamed ay idinka qorto in ay idinku yaaliin oo ay idinku jiraan. Hadii kale waxba ha u dhoolo-cadeyn "sheegato" maanta "card-kiisii" fashilmey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne,

I just amused by saad gilgilitaan every time Saalax says anything. Whether he is sheegato or not is beside point. It's your reaction that makes it fun. Even Barwaaqo, who is very measured, took the bait.

Share this post


Link to post
Share on other sites
16 hours ago, Che -Guevara said:

Oodweyne,

I just amused by saad gilgilitaan every time Saalax says anything. Whether he is sheegato or not is beside point. It's your reaction that makes it fun. Even Barwaaqo, who is very measured, took the bait.

Che,

Don't flatter this miserable sheegato. After all, no one actually is surprising about his cowardly conduct, and no one actually gets to be shaken around here on the account of anything he says.

It just that we in Somaliland measures things on a "scale of manly conduct". Which is something, your cowardly ninnies of pirate-land never will understand in a millions of years.

Moreover, it just rather shocking to us that someone will go this length to pass himself off as someone else. Given that clearly he hates Somaliland with passion.

This is the thing, a contemptible thing, that really take the biscuit in here. After all, we know who our "enemies" are. And we in fact smell them by a mile away before they even open their mouth. And we treat with contempt all cowards who are passing themselves off as others when they have no other means to settle account with us.

This is how we treat the likes of this miserable sheegato, who is intend on "besmirching" the good name of the some of the most gallant, the most bravest, the most manly of the men's men. who are the real flinty-eyes-warriors of the "Duriyadda".

These are, of course, Our "". And in fact without them and without the, (i.e., their maternal cousins on the side) or without the, being the three (3) main sub-clans who were the back-bone of SNM forces in Sanaag region, we would still have had even today the Sanaag region being under the control of some wretched Faqash. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Tallaabo said:

Waaryaa Saalax odayga miskiinka ah waxba ha la yaabin. The guy just saw MMA's cousins overrunning the city and thought Somali maxamad oo dhan ayaa gobolka isugu timi. When president Muuse deports the lot back to their country of origin koonfuria, our ageing suldaan will be telling all the visitors "this is a pure ethnic Somalilandish gobol" as our Xaaji Xunjuf would say😊

 

 

We both know that is not the case.  Lots of mad comments attacking the Suldaan in YouTube. Secessionist tears are amusing.  :)

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax, the thread waxaa ku dhex xaaray, then isku walaaqay isla xaarkii the known sewage-dweller creature from its boosaneero. Marka waxaaba soo waday waaba ilooway for sankeyga urkaan waa u adkeysan waaye.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
55 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Saalax, the thread waxaa ku dhex xaaray, then isku walaaqay isla xaarkii the known sewage-dweller creature from its boosaneero. Marka waxaaba soo waday waaba ilooway for sankeyga urkaan waa u adkeysan waaye.

 

:D It is becoming predictable. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Barwaaqo is a Somali supremacist who is deeply pragmatic. If someone can show her something that will greatly benefit the people of Somaliland, she will take it. Unfortunate, there is very little to see on the other side, but we are getting there.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 11/27/2018 at 12:29 PM, Holac said:

Barwaaqo is a Somali supremacist who is deeply pragmatic. If someone can show her something that will greatly benefit the people of Somaliland, she will take it. Unfortunate, there is very little to see on the other side, but we are getting there.

What will Barwaaqo take? Adeer la isma hafro.  Something are too precious.  Lakiin I know some of you do not believe it. You will be waiting until Yomil QIyama.  Iska suga. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Create an account or sign in to comment

You need to be a member in order to leave a comment

Create an account

Sign up for a new account in our community. It's easy!

Register a new account

Sign in

Already have an account? Sign in here.

Sign In Now