Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

The original guulwade

Recommended Posts

f.jpg

The reason I am calling it original guulwade is because Siyaad Barre's uniform. Guulwadiyaasha that was created during Kacaanka dareeskooda ayaa saas ahaa.

Rabi ha u wada raxmado marxuumiinta meesha ka muuqdo - Sheegoow Bishaaro (midigta), C/rashiid Cali Sharmaarke (dhexda) iyo Maxamed Siyaad Barre (bidixda). Qofka dharka cad Maxamed Abshir u egyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

Acuudubillah! Waa odeygii Afweyne ee mingiste isku dhiibay , somali galbeedna saxeexay si uu sadex wiil oo snm ah  loosoo qabto. Wixii ka dhacay BBC'da ingiriiska iyo wariye John Snow halaga waraysto. Afweyne halku ku dambeeyeyna Nigeria la waydiin. 

Ashes to Ashes, and Dust to Dust. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ingiriis, this, Ingiriis that. Ingiriis, Ingiriis...

Those wretched secessionists and their never-ending worship of anything Ingiriiska. Waxaa ka cabsanaa xataa haddee janada galaan inay dhihi doonaan 'boqortooyadeena Reer Ingiriis maku jiraan?' Shamelessness.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ciyaalku wax dambi ah ma leh waa la marin habaabiyay taariikh aysan dhalan ama dunida joogin yaa si khaldan loogu sheegay.

Siyaad barre snm waxba uma u arag mar walbana wuxuu ilaalin jiray inaan dadka wax dhibaataa soo gaarin wuxuuna la dardaarmi jiray qaybtii 26aad inay shacabkooda ilaaliyaan una turaan, taas anigaa xisaabteeda leh.

Snm waxay isticmaali jireen carruurta iskoolka iyo dumarka inay dhagax tuuraan mararka qaarkoodna buuqaan, halganka ay sheegayaan oo dunida ku wareeriyeen intaasuu ahaa.

Waligaa ma maqasheen ayagoo urur ciidankii dalka ah, ay dagaal isaga hor yimaadeen? ama meel la garanayo kala wareegay? ma jiro xataa waan ku riyoonay ma oran karin xiligaas.

Taariikhda ay ingiriiska waydiinayaan shalay ahayd waa 90kii ka hor. 

Mujaahidkana waxay u yaqaanaan intii dumarka xarshin itoobiya ugasii horaysay, oo ka baqay in loo qabsado abaabulkii caruurta.

Allaha u naxariisto dhamaantood rag qiimo badan yaa sawirkaa ka muuqda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxa runti ah adigu ma faqashbaadahayd   SNM iyo d owladi xaraantakudhisnayd boqojiho oo bay iskwaweerareem dagaalki buhoodk3 1983 dagaalki buuraha 1983. Dagaalki burco duuray end  1984..  the hijack of both Somali airlines and on the sea. Then the mother of all wars 1988. Which then late afweyne stoped claiming all somaligalbeed because SNM was a bigger issue for him. Afweyne at last said  mengisit and Ethiopians are our now I can talk freely what he didn't know is we had a man inside Djibouti  who told us anything top adviser  to the late abtidoon. Afweyne thought he could talk freely unlucky for him  the news reached the SNM camp in diredhawe with 10 minitutes. All his plab got leaked on which late president siilaanyo anticipated.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Xaaji,

Kan Gooni la yidhaahdaa waa fuley xiniinyo aan loo ogeyn oo afka in uu ku ciil-baxo ay kaga soo soo hadhay. Gaar ahaan mar hadaanu maanta waxba ka qaadi karin SNM iyo dowladeedii ay dhistey ee Somaliland.

Waana nin aad ka adkaatey, siyaasad ahaan, mar haddaad dowladiisii xaaranta aheyd ee Afweyne aad maskax iyo xeelad aad ku qalibtey. Afweynana ay nafti bidey in uu laajinimo ku dhinto.

Taas taariikhda gashey ayaa cunaha u mari la. Oo maanta ma jiro nin SNM ku abtirsada (ama ku abtirsan jirey) oo "fuleynimo" darteed dalkiisii looga eryadey, dabadeedna laajinimo ku dhintey isaga oo dibad wareeg ah.

Ku darsoo, maantana, kii inaadeerkii ahaa ee Afweyne adeerka u ahaa ee Ina Farmaajo la yidhaaho waa "marti-dumar", oo rag uu gabadhooda uu qabo ayuu hoos fadhiyaa. Haddii kale sidii adeerkii Afweyne ayaa Xamar looga soo eryi karaa haddi ragga magaaladda iska lehi ay taas gartaan.

Taasina waa mid kale oo dhibeysa, kan Gooni layidhaahdo, oo maanta intaas ayey awoodiii tolkiis ay le-eg tahay.

Hargeysa iyo Somaliland kuwa jooga ee reerkan u dhashay, ee Gedo ka yimidna, waa "laajiyiin marti-ah" oo indhaha foorariya marka aad ku tidhaahdo: "Waar maxaad tidhi".

Intaas oo "bahdilid" ahna waxaa u sii dheer in Dhulkii uu kasoo jeeday ee Gedo ahaana, Kenya ayaa sidey doonto ka yeesha oo waa "lahayste". Marka kalana Ethiopia ayaa xukunta gobolkiisa, siddii ay aheyd in muddo ahba.

Markaas halkan SOL waxa uu u yimaadaa in afka ku ciil baxo oo uu SNM ku rafto. Maadaama uu u arko in ay iyagu ka masuul yihiin waxaas oo "nasiib-darro taariikhiyan" ah iyo mid siyaasadeedba oo ku habsatey reerkiisa.

Kan kale ee kadaba ciyiya isagu waa "ambad af-garanwaa" ah oo baydhaba habow kasoo noqdey. Raganimo-na ka qaawan, maadaama inaadeertiisii Bay iyo Bakool joogtey ay rag kale oo Amxaaro ahi ay hortiisa ku heystaan. Somaliland-na waxa uu u arkaa in ay ceebeysay. Oo taas ayaa keentay in uu habaaro, habeen iyo maalin.

Sababta oo ah markii lakala baxay sanadkii 1991 ninkii iyo reerkii "Soomaalinimadda" ku dhuuman jirey ee ay u aheyd "maro-cawradiisa-qarisa", ama "bafta-huwan-ah" oo "reerka asturta", waa la arkay. Waxaa kaloo la arkay ninkii iyo reerkii isku filnaadey ee qarankii ka-maarmey. Ama Soomaali tusey in ay ka maarmi karaan qaranimadaas haligantey. Oo ay mid ay iyagu leeyihiin oo gaar ah ay dhisan karaan.

Taas ayaa gubeysa isaga. Oo Somali maxamed oo  dhan ayaa aragtey ninka iyo reerka Soomaali u liita dadka ay yihiin ee ay noqdeen iyo gobollada ay kasoo jeedaan.

Kuwaas oo ah tolka "Tuugsiga isugu habar-wacda" ee Baydhaba kasoo jeeda. Isla-markaana ah kuwa raganimadda ka "Dhufaanan". Oo Qarankii Soomaaliyeed-na uu u ceeb qarin jirey. Maadaama ay yihiin kuwaas ay maanta ay dantu ku khasabtey in Gumeysiga xabashidda ah iyo Jihaadi indho'la ay dhulkooda gumeystaan ama xukumaan.

Markaas, kan "cows-iyo-biyo-noolka-ah" ah waa hacoo taariikha iyo siyaasadda ambadka ka ah, ee waxba haka soo qaadin naxligiiisa uu halkan kaga ciyo.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guulwade is the worst insult anyone can give another person.  It pretty much means you are an opportunist.  Welibana the lowest of the low.  In fact for those of you who are not aware a "Guulwade" in Somaliland was known as a "Green Dog".  LOL It thrills me immensely that the green dogs have been eliminated from the Soil of Somaliland. Allahu Akbar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Soomaalidu maxay tahay?

Waa dad madaw oo ilaahay abuurtay oo isku diina isku midab ah isku luuqad ah oo hadana caato wayd ah u badan

Waxay isu qaybiyeen qabiillo iyo jufooyin hoose oo si fiican isu yaqaan, hadana doonaya inay indhaha isu xanjeeyaan.

Walaalayaal snm ma ahayn onlf oo kale, callan  maysan lahayn ay ka taagto tuuladii ay siyaad barre ka xorayso mana aysan dhicin

Waxay ahayd jabhad ku dhex jirta dumarka iyo carruuta.

Waxay sheegan jireen inay diidan yihiin taliskii siyaad barre allaha u naxariistee, 

Biixi talaabo dheere yaa sheegay berigii uu duurka ku jiray, inay kasoo horjeedaan maamulka muqdisho, marna afkooda masoo marin, mana soo marin karin, xoriyadeena gooni isu taagga yaan jaalle siyaad ka doonaynaa.

Intaas ma beenbaan ka sheegay mudanayaal iyo marwooyin?

Waa nasiib daro in taariikhdii 90'kii ingiriis la waydiiyo, oo lagula murmo dadkii joogay goobta.

Suldaan

Erayga Guul-wade waa eray qurux badan ceebna meel kamasoo gasho.

Waa qaacido dhaqanka suuban ku qotanta.

Allaah, Waddan,iyo Guul-wade.

Waa in ilaahay iyo rasuulkiisa la adeeco

Wadaniyad la yeesho

Lagana dambeeyo hogaanka iyo daxda dalka.

Ardada dugsiyada waxaa la safi jiray iskoolka ay dhigtaan hortiisa

Waxay akhrin jireen uguna hor marin jireen Faataxada. 

Waxay ku xijin jireen heesta callanka.

Waxaa ugu dambayn jiray guul wadoow siyaad.

Haddii da'daadu yar tahay waydii ehelkaaga oo aan filayo markay xasuustaan inay ilmo farxadeed soo dhaafi doonto kaagana sheekayn doonaan beri samaadkii.

Lama sheegin aduunka makhluuq caqli alle siiyay oo hoos u dhigaya taariikhdoodii quruxda badnayd, iyo markii dalkoodu sumucadda lahaa

Kuna faanaya, taariikh madaw oo gaajo jahli tahriib, iyo towfiiq la'aan ka buuxdo.

Soomaali ma nihin ee somaliland baan nahay waa dhaxalkii mujaahid marqaansan.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^^^^

"......Tanac-tanactu waa Ina-Gumeed Tamaradiis.

Dhabac-Dhabac iyo Dhakhleyntu waa Dhoohane dhufaanan dhaxalkiis.

Huu-haaleyntu waa hibadii mahante iyo hacoo hiil-hinaasey aanse haykal iyo hanasho u laheyn.

Jab-taariikhiya iyo Jeer lagula korey, oo waliba jeedal lagugu janjaamiyey, waa jawaabtaad jaalle la tahay.

Anakuna waa gayaan guuleystey iyo garasho guurtiyeed.

Marna waa gaashaan bir ah iyo gaadh dable Ah.

Marka xigana waa guri-ayaan ah iyo calan gaar ah oo guudka noo sudhan......."

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Never in my life have i seen an D&M member praising the D-block as Guulwade, these people of D&M were heavily oppressed, they were called beggars and names of vile by these ''Guulwade'' and yet this confused MMA praises them, wtf right !?!?!?

Anyway i'm starting to question whether this man MMA trully is an D&M, this man is in my opinion an individual of low repute from the D-block masquerading as an D&M.

As they say, if it looks like a duck, swims like a duck, and quacks like a duck, then it probably is a duck, in his case an D-blockist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^^^Dalmar1.

Back in the old days of 19th century US's Southern's antebellum era, with its chattel slavery, the system that was there had a two version of "Negro Classification".

One was the pampered House Negro and the other was Field Negro. And things being in this way, invariably meant that the "House Negro" used developed a deep attachment to the very system that used oppresses him. And he used to have a pronounced (almost absurd) loyalty to his then master.

Hence one gets the impression something of a similar "psychological traits" may be in evidence in here.

Or at least it could be afoot in here. In particularly the sheer "unrequited attachment" in which some in here are displaying for the political action of Villa Somalia's current occupant. Given the knowledge we have of how lowly some of the clannish elites of the old "Faqash brigade" used to treat these folks from Bay and Bakool region. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

House negro aragtidayda,laguma matali karo, dad soomaaliyeed oo waxna isku diidi kara waxna isku raaci kara.

House negro waxaa lagu matali karaa dad xoriyadooda la siiyay nus qarni ka hor, oo wali guri ingiriis, aqoonsi, u hor taaggan ayadoo qabow ba'ani dhacayo.

Dalmar1

Awoowe, snm waxay sheegtaa inaysan xoriyad ka hesheen siyaad barre, usc la'aanteed wayna u mahad celiyaan maalinta la gaaro 18'ka May

Marna waxay ku sheegaan inay ahaayeen "yay" gaajaysan uu buur kasoo daadatay.

See kuula muuqataa labadaa aragtiyood oo ay ka haystaan usc?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
5 hours ago, gooni said:

House negro aragtidayda,laguma matali karo, dad soomaaliyeed oo waxna isku diidi kara waxna isku raaci kara.

House negro waxaa lagu matali karaa dad xoriyadooda la siiyay nus qarni ka hor, oo wali guri ingiriis, aqoonsi, u hor taaggan ayadoo qabow ba'ani dhacayo

Aqoonta guud haddaad jaahil ka tahay, taariikh-na aad ka madhan tahay, af-laydhisna aad caado u leedahay, tan halkan ku qoran ayey ku dhaxalsiisaa.

Taas-na waxaan uga jeedaa haddii "citiraaf-raadis" umad xor ahi ay gucle ugu jurto si ay dalkoodii ay qoriga kaga dhacsadeen daaquuq aad ku "mataasho" wax u eg nin-gumeysi ku jira oo la haysto oo guri kale fadhiya, waxa ay markhaati ka tahay oo qudha sida ay aqoontu ugu yartahay iyo sida aqligu uga fooraro, ninka doodaas raqiiska ah ku hadaaqa.

Laakiin, waa sidii aan horey u sheegay oo waa "dhaqankii Ina-Gumeed dhufaanan" oo afka-ku-ciil-baxaya ninka doodaas ka dhawaajiyey. Gaar ahaan markii uu u caal waayey wax kale oo uu qabto.

Sababta oo ah, maanta, dhulkiisii ayaa isaga lagu gumeystaa, oo waatan Gedo kufsiga hadhka-cad lagu hayo.

Ninka halkaas kasoo jeeda, oo ah nin xaaladiisa lagu "mataali" karo nin ku dhex jira "bahdilistii" loola dhaqmi jirey "Field Negro", maadaama gobolkiisii Gedo ahaa lagu gumeysto isaga, "gabadhiiisiina hortiisa lagu kufsanayo", ayaa nin dunida "citiraaf-dowladeed" ka raadsanaya si ay xornimadiisa uu heysato ay u noqoto "dowlad-sharci-ah" ayuu wax ka sheegaya.

Wakaas "aqliga tanac-tanacda" ah oo mid "habow-ambad" ahi uu ku hadaaqo. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 hours ago, Dalmar1 said:

Never in my life have i seen an D&M member praising the D-block as Guulwade, these people of D&M were heavily oppressed, they were called beggars and names of vile by these ''Guulwade'' and yet this confused MMA praises them, wtf right !?!?!?

Anyway i'm starting to question whether this man MMA trully is an D&M, this man is in my opinion an individual of low repute from the D-block masquerading as an D&M.

As they say, if it looks like a duck, swims like a duck, and quacks like a duck, then it probably is a duck, in his case an D-blockist.

Yaryaruurac yar ayaa tahay laba jir ah, meeshee dabeesha u socoto u duulaayo. Isbaaro iyo burcad wax dhaceyso meesha laguma gaayee ee nagu kala wad.

P.S. - Don't force me to edit your posts by writing qabiil names on SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.