Sign in to follow this  
dambarsame

Pastoralist came across to cyber nomadic camps

Recommended Posts

Waad salaaman tihiin, waxaan anigoo baadi doon ah si kedis ah ula kulmay bulshadan hawada ka sheekaysanaysa, haddaba sidee ayaad dadka usoo dhoweysaan, marti soorse ma jiraa (caawa yaa na hooyey, maantase yaa na hariyey).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

dambarsame, soo dhowoow sxb. Aniguba meesha waan ku cusubahay oo saddex maalmood ayaan kaa soo horeeyey. Laakiin maadaama aad addigu maanta timid, Koofiyadii Wiilka-Cusub adiga ayaan kuu dhiibey ee bal iga qabo.

 

Inta uu qof kale oo cusub meesha ka imanayo. Koofiyada Wiilka-Cusub adiga madaxa ha kuu saarnaato.

 

Once again Welcome sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dambarsade, soo dhawoow nin yahow. Meeshan sheeko, iyo wax kaayaabiyaba waad kaheli. Marlabaad soo dhawoow oo ha ismartiyeen.

 

Aad ayaad u mahasan tahay nin yaabban walaal waan filayey soo dhoweyntaas

Share this post


Link to post
Share on other sites

By showqi. Dambarsade, soo dhawoow nin yahow. Meeshan sheeko, iyo wax kaayaabiyaba waad kaheli. Marlabaad soo dhawoow oo ha ismartiyeen.

 

Thanks for tour welcome walaalkiis

walow aan cimaamad ka jeclaan lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

adeer waxba ma soo dhawayno anagu ee weliba karbaash baanu dabada u qabanaa kaagaasoo kele ee iska socda sidii dabayshii xaabaale ,,,,,,,

 

 

Bal maxaad doonaysaa ? ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

said By

 

Jacayl Barqo

 

adeer waxba ma soo dhawayno anagu ee weliba karbaash baanu dabada u qabanaa kaagaasoo kele ee iska socda sidii dabayshii xaabaale ,,,,,,,

 

 

Bal maxaad doonaysaa ? ,,,

 

--------------------

looool Waad mahadsantahay Mr.JacaylBarqo.Ithink your heart is quite different from your utterance.

Anyway thanks for your manners

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Akhyaarta cusub, hore u soo gudba ayaan idin leeyahay. Ninkaa Jacayl Barqo ( smile.gif ) martida iyo soo dhoweynteedaba waxba uga ma bilawna ee hadaba waydinkaa.

 

Dambarsame iyo showqi, idinkoo kale weey u baahnayd SOL waayo meeshu waayadan waa gubad abaar ah.

 

Nin baa jira Nuune la yiraahdo oo laymanka xiriiriya SOL sida la isugu tallaallo yiqiinee bal aan 'ar wuuuuw' ugu yeero.

 

Jacaylbaro, waad salaaman tahay sxb...beryahan la isma arkin ee waa sidee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

dambarsame, Xaasha! Cimaamada iyada waxaan ugu soo talo galay Odeyga reer SOL ugu weeyn. Laakiin I can't find the Cajuuska.

 

I will tell you what. I'm gonna give the Odeyga one more week, to claim his Cimaamad "May be the Cajuuska is hiding some where with his new Min-yaro, I don't know"

 

Next week will continue: Will dambarsame get Cimaamadii Odeyga Sol. Till then saaxiib Koofiyadaada Wiilka-Cusub ku dhaganoow yaaney dabeeyshu kaa dafinee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Paragon, dee niyow shuqullo aan ogahay baad ku mashquulsanayd baan maqlay inkastoo anba aanan kaa yaraysan :D

 

sow lama fiicna boowe ? ,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

originally posted paragon

 

 

Akhyaarta cusub, hore u soo gudba ayaan idin leeyahay. Ninkaa Jacayl Barqo ( ) martida iyo soo dhoweynteedaba waxba uga ma bilawna ee hadaba waydinkaa.

 

Dambarsame iyo showqi, idinkoo kale weey u baahnayd SOL waayo meeshu waayadan waa gubad abaar ah.

 

Nin baa jira Nuune la yiraahdo oo laymanka xiriiriya SOL sida la isugu tallaallo yiqiinee bal aan 'ar wuuuuw' ugu yeero.

 

Jacaylbaro, waad salaaman tahay sxb...beryahan la isma arkin ee waa sidee?

-----------------------------------------------

 

Mr. Paragon

 

sxb aad baad u mahadsantahay, Jacayl barona waan is fahanney

Share this post


Link to post
Share on other sites

By. Showqi

 

dambarsame, Xaasha! Cimaamada iyada waxaan ugu soo talo galay Odeyga reer SOL ugu weeyn. Laakiin I can't find the Cajuuska.

 

I will tell you what. I'm gonna give the Odeyga one more week, to claim his Cimaamad "May be the Cajuuska is hiding some where with his new Min-yaro, I don't know"

 

Next week will continue: Will dambarsame get Cimaamadii Odeyga Sol. Till then saaxiib Koofiyadaada Wiilka-Cusub ku dhaganoow yaaney dabeeyshu kaa dafinee

--------------------------------------------------

 

Showqi.

 

sxb never who ever takes that cimaamad, we have to left it for the boss mentioned by you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

by. j. barqo

 

Paragon, dee niyow shuqullo aan ogahay baad ku mashquulsanayd baan maqlay inkastoo anba aanan kaa yaraysan

 

sow lama fiicna boowe ? ,,

 

--------------------

 

Waryaa jacayl Barqo, why dou you continously bully the new comers of this forum?

 

sxb. try to never disappoint any creature. oo ninyohow hadallada qabaluusnimada ah iska daa loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this